Muqdisho ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha Soomaaliya ka hor hadlayaa Baarlamaanka 11aad ayaa sheegay in ay kasoo horjeedaan ficilada ISR|L ay ku aqoonsatay Somaliland, wuxuu sheegay in Midnimadu Muqadis tahay oo aan cidna ka laaban karin, ayna la dagaalami doonaan cid kasta oo isku dayda.
Shacabka Somaliland ayuu ugu yeeray in ay dhulka difaacan oo aan la ogolaanin in dhulkooda la qaato.
Madaxweynaha ayaa dib u qaaday “Soomaaliya Soomaali baa leh” wuxuuna sheegay in aysan ogolaan doonin wax ugu yeeray isku dayga sharci darro ee ISR|L oo kusifeeyey mid aan dhab aheyn.
Wixii ku soo kordho warkan halkan kala soco

Leave a Reply