LAASCAANOOD (Raxanreeb online) – Somali Journalists Syndicate – SJS ayaa maanta magaalada Laascaanood ka furtay wareeg kale oo ka mid ah tababarrada wariyaasha haweenka ee Soomaaliyeed.
Tababarkan oo socon doona labo maalin ayaa waxaa diiradda lagu saarayaa dhismaha iyo kobcinta xirfadda suxufiyiinta gabdhaha. Waxaana tababarkan ka faa’ideysanaya haween ka kala yimid SSC-Khaatumo iyo Puntland.
Madaxda SJS ayaa u mahadcelinaysay taageerada joogtada ah ee ay ka hesho Dowladda iyo Shacabka #Canada 🇨🇦 oo si gaar ah u taageera barnaamijyada SJS.
Haweenka Saxafiyiinta Dhismaha Xirfadda Wariyaasha Haaweenka.
Leave a Reply