Midowga Yurub ayaa si adag u cambaareeyay gubidda Qur’aanka iyo muujinta cunsuriyadda, waxayna caddeeyeen inaysan meelna uga jirin Yurub.
Day: July 1, 2023
Haweeneyda ugu cadcad inay Venezuela madaxweyne kanoqoto
Haweeney kamid ah hogaamiyayaasha ugu cadcad mucaaradka Venezuela ayaa la sheegay in dowalada a ka joojisay in muddo 15 sano ah ay u tartanto wax xil ah oo dadweynaha soo dooranayaan.
Haramcad oo howlgallo ka fuliyay Shabeellaha Hoose
Ciidamadda Booliska sida gaarka ah u tababaran ee Haramcad ayaa Deegaanada ku teedsan Degmada Afgooye oo ka tirsan Gobolka Shabeelaha Hoose ee Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed ka wada howlgallo ka dhan ah Al-Shabaab.
Sooyaalka : Daljirka DAHSOON ee la ubax dhigay maanta xuska 1-da Luulyo
Muqdisho (Raxanreeb ) Magaalada Muqdisho lagu qabtay xuska sannad-guurada 63-aad oo ku aaddan markii ay gobollada Koonfureed xorriyadda ka qaateen gumeystihii Talyaaniga iyo midowgii gobollada Waqooyi iyo Koonfur ee Soomaaliya ee Kowdii July 1960-kii, markaas oo ay dhalatay Jamhuuriyadda Soomaaliya. Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeybgalay munaasabaddan ayaa cutubyo ka tirsan ciidamada Xoogga...
KENYA : In ka badan 50 qof oo ku dhintay shil gaari oo dalkaas ka dhacay
Nairobi (Raxanreeb ) Warbaahinta dalka Kenya ayaa shaacisay in tiradii ugu badnayd ay ku geeriyooday shil gaar oo ka dhacay dalkaas , waxaana jira dad kale oo ku dhaawacmay. In ka badan 50 qof ayaa la xaqiijiyay in ay ku geeriyoodeen shilka gaari ee ka dhacay magaalada lagu magacaabo Magaalada Londiani ee dhacda Galbeedka dalkaas....
Taliska Booliska Soomaaliyeed ‘’ Muqdisho ayaa dad lagu afduubtay ‘’
Muqdisho (Raxanreeb ) Ciidanka Booliska ayaa sheegay in ay socdaan baaritaan ku saabsan shaqsiyaad loo haysto ku lug lahaanshaha afduub ka dhacay magaalada Muqdisho. Howlgal ciidanka ay sameeyeen ayay ku soo qabteen shaqsiyaadka ay ku tilmaameen in ay fuliyeen fal aduub ah. Waxa uu sheegay Taliska in ay ku socdaan shaqsiyaadkan gacanta ay ku hayaan...
Madaxwaynaha Hirshabeelle oo weerar ku qaaday CALI Jayte
Jowhar (Raxanreeb ) Madaxwaynaha maamul goboleedka Hirshabeelle oo ka qayb galay munaasabada 1-da Luulyo oo lagu qabtay magaalada Jowhar ayaa ka hadlay xaalada siyaasadeed ee Hirshabeelle. Cali Guudlaawe ayaa si gaar ah uga hadlay xaalada Beledwayne halkaas oo Cali Jayte oo xilka laga qaaday isku caleema saaray inuu yahay Madaxynaha maamul goboleed lagu magacaabo Hiiraan...
Sarkaal Dowladda & mid kooxda Macwiislayda oo lagu dilay Jowhar
Jowhar (Raxanreeb) Wararka aan ka helayno magaalada Jowhar ee Shabeellaha Dexe ayaa sheegaya in halkaas qarax miino oo nooca dhulka lagu aaso ah uu ka dhacay. Qaraxan ayaa lala eegtay sida la sheegay saraakii ka tirsan Ciidanka Dowladda Federaalka waxaana wehliyay koox ka mid ah Macwiislayda dagaalka kala soo horjeeda Al- Shabaab Wararka ayaa sheegaya ...







