Category: Sooyaan

Home » Sooyaan
MILICIS : Dilka Abdinasir Muse &  Duulimaadayadii  laga celiyay Soomaaliya ?.
Post

MILICIS : Dilka Abdinasir Muse & Duulimaadayadii  laga celiyay Soomaaliya ?.

Muqdisho (Raxanreeb ) –Taariikhda markeey aheyd 17 bishii tagtay Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed ayaa hawada Soomaaliya ka celisay diyaarad lanbarkeeda yahay ETH8273 taas oo ka soo duushay Addis Ababa kuna socotay Hargeysa, maamulka Somaliland ayaa dhacdadaas ku tilmaamay gardaro kaga timid Soomaliya balse isla maalinkii xigtay ayeey Ha’adda Duulista Soomaliya hawada ka celisay diyaarad kale...

Kumuu ahaa Jeneral Maxamuud Geelle ?
Post

Kumuu ahaa Jeneral Maxamuud Geelle ?

Muqdisho (Raxanreeb )  –Magaalada Muqdisho Waxaa maanta ku geeriyooday Allaha u raxmadee Gudoomiyihii hore ee Maxkamadii Badbaadada dalka, S/Guuto Maxamuud Geelle kaas oo maanta lagu aasay isla  Muqdisho. Jeneraal Maxamuud Geelle wuxuu ahaa qofkii ugu horeeyey ee loo magacaabay Maxkamadii Badbaada Dalka oo ahayd Maxkamad si gaara u qaadi jirtay dacwada dadka lagu eedeeyo “kacaan...

MILICSI : Inta sanno Diyaaradaha Q.M & ATMIS ay ku degayeen goobaha AS.
Post

MILICSI : Inta sanno Diyaaradaha Q.M & ATMIS ay ku degayeen goobaha AS.

Muqdisho (Raxanreeb ) Qaramada Midoobay ayaa xaqiijisay shilka diyaarad Helicopter ah oo u kireysneyd, isla markaana ‘wadday daadgureyn caafimaad’ taas oo ku dhacay deegaan ka tirsan Galmudug, sida lagu sheegay bayaan kasoo baxay xafiiska UNSOM. Ma’aha markii ugu horreysay oo diyaarad ay ku dhacdo dhulka Al-Shabaab, waxayna horay u dhacday dhowr jeer oo hore, taas...

Waa kuma Deni, madaxweynaha marka labaad loo doortay Puntland ?.
Post

Waa kuma Deni, madaxweynaha marka labaad loo doortay Puntland ?.

Garoowe (Raxanreeb ) Siciid Cabdullaahi Deni waxa uu magaciisu si wayn u soo shaac baxay markii uu isu soo sharraxay doorashada xilka madaxweynaha Madaxweynaha Soomaalia, sanadkii 2016-kii, inkastoo uu horay usoo qabtay xilal kale. Dhowr sano kaddib waxa uu doorasho loollan adag lahayd ugu tartamay xilka Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, taasoo uu ku guulaystay sanadkii...

Geerida Henry Kissinger waxay baalka u rogtay waayo kale
Post

Geerida Henry Kissinger waxay baalka u rogtay waayo kale

NewYork (Raxanreeb ) Sida ay baahiyeen warbaahinta dalka Mareykanka waxaa geeriyooday Xoghayihi hore ee arrimaha dibadda Mareyknaka Henry Kissinger, isaga oo jira da’ da 100 sano sida la xaqiijiyay. Isaga oo ku sugan gurigiisa ayuu xoghayaha uu geeriyooday isagoo lagu waramay in muddo ah inuu xanuunsanaa oo ku arooray qolkiisa gaarka ah. Geerida “Henry Kissinger”...

SOYAAL : Xusuusata dhacdadii dhiigga badan ku daatay ee 14-October-2017  
Post

SOYAAL : Xusuusata dhacdadii dhiigga badan ku daatay ee 14-October-2017  

Raxanreeb (Muqdisho) 2017- maanta  oo kale 14-October boqollaal qof ayaa  ku dhintay  qarax ka dhacay isgoyska Soobe ee magaalada Muqidisho. Qaraxaas ayaa  mahadhooyin ku reebay qaar badan oo ka mid ah dadka Soomaaliyeed gaar aahaan kuwa ku nool Muqdisho waxaana jira dad ilaa iyo hadda la la’yahay nolol iyo geeri  loose badinayo in ay dhinteen....

Duqii hore ee Muqdisho oo geeriyooday + SOOYAALKIISA
Post

Duqii hore ee Muqdisho oo geeriyooday + SOOYAALKIISA

Muqdisho (Raxanreeb ) Maanta oo Isniin ah waxa magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka  ku geeriyooday  Guddoomiyihii iyo duqii hore ee gobolka Banaadir AUN Cali Ugaas Cabdulle  ayaa maalmihii la so dhaafay waxa uu ku xanuunsanayay magaalada Muqdisho , waxana uu ugu danbayn ku geeriyooday isbitaalka Digfeer ee Muqdisho. Waxa uu ahaa Cali Ugaas Cabdulle siyaasi...

Gorfeynta Buugga Taariikhda Madaxweyne Aadan Cadde
Post

Gorfeynta Buugga Taariikhda Madaxweyne Aadan Cadde

Magaca Buugga: President Aden Abdulla-His Life and Legacy Qore: Mohamed Issa Trunji Cadadka: 224 bog AHN Madaxwayne Adan Cabdulle waxaa uu ku jiraa dadka dhifta ah ee taariikhdu sida wacan u maamuustay kuna sharaftay inuu ahaa halyay dalkiisa iyo dadkiisa wixii uu tari karay ka gaystay. Madaxwayne Adan wuxuu ku dhashay tuulada Ceel Qurun oo...

Muxuu salka ku hayaa khilaafka Cali Ciid iyo Qoor Qoor?
Post

Muxuu salka ku hayaa khilaafka Cali Ciid iyo Qoor Qoor?

Dhuusmareeb (Raxanreeb ) Khilaaf siyaasadeed ayaa ka dhex taagan qaar ka mid ah madaxda sare ee dawlad-goboleedka Galmudug. Qoraallo ay soo kala saareen Madaxweynaha iyo ku xigeenkiisa ayaa muujinaya in aad loo kala fogyahay. Madaxweyne xigeenka, cali Daahir Ciid, ayaa soo saaray qoraal uu shaqada kaga joojinayo wasiirka arrimaha gudaha oo uu ku eedeeyay in...

SOOYAALKA Shaah Ma Cabe oo lagu waayay weerarkii Cawswayne , Galgaduud
Post

SOOYAALKA Shaah Ma Cabe oo lagu waayay weerarkii Cawswayne , Galgaduud

Muqdisho (Raxanreeb) Shaah ma Cabe, Waa 39 jir  dhashay Sanadkii 1984tii, Qoyskiisu waxa ay ahaayeen Reer Miyi, waxa uuna ku dhashay Deegaanka “Muluqeey” oo u dhaw “Biyacade” oo Wakhtigaa ka tirsaneed Degmada “Mahadaay” Gobalka Shabeelaha Dhexe. Halkaa oo ay Deganaayeen Aabihii Xasan Tifow iyo Hooyadii Fadumo Rooble Cadow, in kasta oo uu 39 Sano Jir...