Day: July 4, 2023

Home » Archives for July 4, 2023
Booliska  oo ka hadlay barta laga soo tuuray hoobiyaal qoys dhan ay ku geeriyoodeen
Post

Booliska  oo ka hadlay barta laga soo tuuray hoobiyaal qoys dhan ay ku geeriyoodeen

Muqdisho (Raxanreeb ) Afhayeenka ciidanka booliiska Soomaaliya Sadiiq Doodishe oo warbaahinta la hadlay ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyay hoobiyaashii saakay ku dhacay xaafado katirsan Muqdisho iyo khasaaraha ka dhashay. Waxa uu sheegay afhayeenka in hoobiyaasha saakay kusoo dhacay xaafado katirsan Muqdisho laga soo tuuray goof kuyaalla Waaxda Barwaaqo ee degmada Dayniile, waxa uuna...

GAROOWE : Halkee marayaan shirarka lagu dhamaynayo khilaafka jira ?
Post

GAROOWE : Halkee marayaan shirarka lagu dhamaynayo khilaafka jira ?

Garoowe (Raxanreeb ) Guddoomiyaha Baarlamaan Puntland, Cabdiarshiid Yuusuf Jibriil ayaa booqday Islaan Bashiir Islaan Cabdulle oo galinkii dambe ee shalay gaaray Garoowe. Islaan Bashiir, ayaa ka mid ah Isimmada Puntland ee dadaal ku bixinaya xal u helida khilaafka Dawladda iyo siyaasiyiinta mucaaradka oo diiddan wax ka beddelka Dastuurka iyo in doorashada ay dib uga dhacdo...

MUQDISHO : Madaafiic lagu garaacay Madaxtooyad oo Khasaaro ka dhashay
Post

MUQDISHO : Madaafiic lagu garaacay Madaxtooyad oo Khasaaro ka dhashay

Muqdisho (Raxanreeb ) Saakay salaadii subax tiro hoobiyaal  ah lagu garaacay xarunta madaxtooyada Soomaaliya ee kutaalla Muqdisho, waxaana madaafiicdaasi ka dhashay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Dadka magaalada Muqdisho oo badi hurdayay, halka kuwa kalana ku guda jireen dukashada salaada subax ayaa mar qura la maqlay dhawaqa tiro madaafiic ah. Khasaare isugu  jira dhimasho...