Garowe (Raxanreeb) — Taliska ciidamada kumaandooska Danab ee Puntland ee taabacsan mucaaradka kasoo horjeedo madaxweyne Saciid Cabdullahi Deni ayaa xalay war ka soo saaray xiisadda weli ka taagan magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal.
Day: July 17, 2023
Nin Muslim ah oo loo fasaxay inuu gubo kitaabada Towraadka iyo Bible-ka balse sameeyay arrin layaab leh
Ahmad Alloush, ayaa sheegay in ujeedadiisu ay ahayd in uu canbaareeyo kuwa kutubta xurmada leh sida Qur'aanka kariimka ah ku guba wadamada Waqooyiga Yurub.
GEDO : Wafdi ka socda Jubbaland oo gaaraya Luuq & xalka gobolkaas
Luuq (Raxanreeb ) Wafdi uu hoggaaminayo Madaxwayne ku xigeenka maamul goboleedka Jubbaland ayaa maanta ku wajahan degmada Luuq ee gobolka Gedo. Wafdigan oo ka baxaya magaalada Kismaayo ayaa sida qorshahay waxa ay halkaasi u tagayaan sidii wadahadalo ay ula yeelan lahaayeen maamulka degmada iyo odayaasha deegaanka. Wadahadalan ayaa intooda badan diirada lagu saarayaa sidii loola...
WARCUSUB : Ma dhaqdhaaq ciidan ayaa ka socda magaalada Garoowe maanta ?
Garoowe (Raxanreeb ) Ciidamada taabacsan siyaasiyiinta mucaaradka ah ee Puntland ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay warar laga faafiyay. Qoraal kooban oo ka soo baxay Taliska Ciidanka Danab ee taabacsan siyaasiyiinta mucaaradka ah ayay ku beeniyeen in ay dhaq dhaqaaqyo ciidan sameeyeen. Ciidankan oo ku sugan Taliska Ligle ee duleedka caasimadda Garoowe ayaa sheegay in...


