Ruushka uu in ka badan 684 million oo doolar ka cafiyay Soomaaliya, heshiiskaas oo ka dhacay magaalada Saint Petersburg ee dalka Ruushka.
Day: July 27, 2023
Africa oo mar kale wajahaysa afgembi
Ciidamada dalka Niger ee ku yaalla Galbeedka Africa, ayaa telefishanka qaranka dalkaas kaga dhawaaqay afgembi.
WARCUSUB : NISA lagu weeraray magaalada Muqdiso & khasaaraha jira
Muqdisho (Raxanreeb ) askar dhar cad ah oo ka tirsan Hay’adda NISA ayaa maanta lagu weeraray meel u dhaw Isgoyska Bakaaraha ee magaalada Muqdisho. Dad ku sugan Isgoyska ayaa RBC u sheegay in ugu yaraan shan askari oo NISA ah dhaawac culus uu gaaray kuwaas oo la dhigay mid ka mid ah isbitaalada magaalada Muqdisho....
Afgembi ka dhacay dalka Niger & Waddamo badan oo dhaleeceeyay
Niamey (Raxanreeb ) Warbaahinta dalka Niger ayaa ku warantay maanta oo Khamiis ah in ciidanka dalkas Niger oo ku yaalla Galbeedka Africa, militiriga ay kaga dhawaaqeen afgembi. Waxay sheegeen inay laaleen dastuurka dalka, oo ay kala direen dhamaan xarumaha kala duwan ee ku yaalla dalka, isla markaana ay xireen xudduudaha dalkaas. Ciidamada ayaa Arbacadi shalay...
Soomaaliya & Kenya oo arrimo dhawr ah ka hadlay , maxaa ugu waynaa ?
Darusalam (Raxanreeb ) Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Bare oo shir uga qayb galaya dalka Tanzania ayaa magaalada Daruslaam kula kulmay Madaxwaynaha Kenya William Rutu. Ra’iisul Wasaaraha iyo Madaxweynaha ayaa isla gartay ahmiyadda uu leeyahay dagaalka lagu ciribtirayo al-shabaab, oo khatar ku ah guud ahaan amniga gobolka iyo dib u furista xuduudaha. Inta uu socday kulankan...
Soomaaliya oo laga cafiyay lacag dhan $684 Milyan
Saint-Petresburg (Raxanreeb ) Ruushka uu in ka badan 684 million oo doolar ka cafiyay Soomaaliya, heshiiskaas oo ka dhacay magaalada Saint Petersburg ee dalka Ruushka. Wasiirka maaliyadda dowladda federaalka, Biixi Iimaan Cige ayaa saxiixay heshiiska uu Ruushka in ka badan $684 million kaga cafiyay Soomaaliya sida laga soo xigtay telefishanka qaranka Soomaaliya. Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya...




