Day: August 27, 2024

Home » Archives for August 27, 2024
CEERIGAABO: Boliiska Somaliland oo qof shacab ah ku dilay Ceerigaabo & xaalada deegaankaas oo kacsan
Post

CEERIGAABO: Boliiska Somaliland oo qof shacab ah ku dilay Ceerigaabo & xaalada deegaankaas oo kacsan

CEERIGAABO (Raxanreeb online) – Xaaladda magaalada Ceerigaabo ayaa kacsan, iyada oo mararka qaar laga maqlayo rasaas Suuqa-hoose, halkaasi oo ciidamada Somaliland ay saaka ka dhoobeen gaadiid dagaal. Sidoo kale, xiisaddan ayaa timi ka dib markii xalay xilli danbe ciidanka Booliiska Somaliland ay weerar ku dileen mid ka mid ah dhallinyarada magaalada oo ka soo jeeda...

Dowladda Federaalka iyo maamulka Koonfur Galbeed oo iska kaashanaya xalinta dagaal beeleedyo ka dhacay Shabeellaha Hoose.
Post

Dowladda Federaalka iyo maamulka Koonfur Galbeed oo iska kaashanaya xalinta dagaal beeleedyo ka dhacay Shabeellaha Hoose.

Lambar Konto (Raxanreeb online) – Dadaal wada jir ah oo lagu doonayo in wax looga qabto dagaal beeleedyada ka taagan gobolka Shabeellaha Hoose ayaa mas’uuliyiin ka tirsan dowladda federaalka Soomaaliya iyo kuwa maamulka Koonfur Galbeed waxa ay bilaabeen qorshe wadajir ah oo la doonayo in lagu soo afjaro colaadaha iyo nabad ku soo dabaalida deegaanada...

John Daniel oo kamid ah dadka caanka ka ah barta Tiktok oo diyaaradda Ethopian Airlines buuq ka dhexsameeyay oo kiis argagixiso lagu soo oogay.
Post

John Daniel oo kamid ah dadka caanka ka ah barta Tiktok oo diyaaradda Ethopian Airlines buuq ka dhexsameeyay oo kiis argagixiso lagu soo oogay.

Addis Ababa (Raxanreeb online) – Maalmo ka hor waxaa baaritaan argagixisinimo la xiriira lagu bilaabay lix ruux oo qalalaase ka dhex abuuray diyaaradda Ethopian Airlines oo isku diyaarineysa duulimaad ay isaga kala gudbeysay magaalooyinka Addis Ababa iyo Mekele. Inkasto maalinkaas ay maamulka diyaaradda Ethopian Airlines sheegeen in aysan duulimaadkeedii sameyn Karin sababo la xiriiray ceeryaamo,...

Madaxweynaha Ukraine oo wuxuushnimo ku tilmaamay weeraro uu Ruushka ka fuliyay Ukraine Isniintii.
Post

Madaxweynaha Ukraine oo wuxuushnimo ku tilmaamay weeraro uu Ruushka ka fuliyay Ukraine Isniintii.

Ukraine (Raxanreeb online) – Ruushka ayaa maalinimadii Isniintii ee shalay gantaalo ku garaacay inta badan magaalooyinka dalka Ukraine, isaga oo weerarkaasi cirka ahaa u adeegsaday gantaallo iyo diyaaradaha aanan duuliyaha laheyn ee bambooyinka tuura. Sidoo kale, weerarkaasi waxaa cambaareeyay madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelenskyy oo ku tilmaamay mid ‘wuxushnimo ah’ ayaa la xaqiijiyay in ay ku...

Maxamuud Caydiid Dirir “Xasan Sheekh waa Magafe ,waxa uu isbaaro u dhigtay dhammaan mashaariicdii horumarinta ee laga fulin lahaa Puntland”
Post

Maxamuud Caydiid Dirir “Xasan Sheekh waa Magafe ,waxa uu isbaaro u dhigtay dhammaan mashaariicdii horumarinta ee laga fulin lahaa Puntland”

Garoowe (Raxanreeb online) – Dowlad goboleedka Puntland ayaa eedeyn culus u jeedisay madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, iyagoo ku tilmamay in uu yahay Magafe oo kale oo aan waxbo ka fakaneenin sida ay hadalka udhigeen maamulka Puntland. Sidoo kale, Wasiirka Warfaafinta Puntland Maxamuud Caydiid Dirir, ayaa wareysi uu bixiyay ku sheegay Xasan Sheekh...