Day: August 8, 2024

Home » Archives for August 8, 2024
Wariye Aisha Abass Tahliil oo ka badbaaday isku day dil oo AS ay ku soo qaaday.
Post

Wariye Aisha Abass Tahliil oo ka badbaaday isku day dil oo AS ay ku soo qaaday.

Muqdisho (Raxanreeb )- Weriye Aisha Abass Tahliil oo ka tirsan wargayska ugu afka dheer   Mudisho ee xog-doon ayaa caawa abaaro 07:30 PM koox ka tirsan Al – Shabaab waxa ay ku weerareen degmada Kaxda ee magaalada Muqdisho. Waxaa la maqlayay rasaaas xoogan  oo  goobjoogayaashu ay sheegayaan in lagu furay gabadha weriyaha ah ee caawa la...