Month: July 2024

Home » Archives for July 2024
RW Xamse iyo Madaxweynaha Jubbaland oo booqday degaanka Buulo-Xaaji
Post

RW Xamse iyo Madaxweynaha Jubbaland oo booqday degaanka Buulo-Xaaji

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Xamse Cabdi Barre oo uu wehelinayo Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam iyo Taliyayaasha Ciidanka Xooga iyo Booliska iyo Wasiirada Gaashandhiga, Amniga, arrimaha gudaha, Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Dowlada Federaalka ah ayaa booqasho dhiirigalin ah ugu tagay Ciidamada Darawiishta Jubaland gaar ahaan guutada Birjeex ee fadhigoodu yahay deegaanka BuuloXaaji ee gobolka Jubada...

Hogaamiyihii Kooxda Xamaas oo la dilay
Post

Hogaamiyihii Kooxda Xamaas oo la dilay

War uu goor dhaw uu baahiyaya telafishanka qaranka Iran oo ay soo xigteen wakaaladaha wararka ee AP iyo Rueters ayaa sheegaya, in hogaamiyaha ururka Xamaas ee Falastiiniyiinta Ismaaciil Haniya lagu dilay Tehran, aroornimadi hore ee Arbacada maanta. Bayaan isna kasoo baxay Xamaas, ayaa lagu xaqiijiyay in Ismaaciil Haniyah lagu khaarijiyay caasimadda Iran. Xamaas ayaa sidoo...

PUNTLAND | Howl gal ka socda  magaalada Bosaaso + sababta
Post

PUNTLAND | Howl gal ka socda  magaalada Bosaaso + sababta

Boosaaso (Raxanreeb )-  Magaalada Boosaaso ee gobolka Bari ciidanka amniga ayaa ka wada  howlgal ay ku doonayaan in ay ku sugaan amniga magaalada. Howlgaladan ayaa salka ku haya  ka dib falal amni darro oo ka dhacay xaafado ka mid ah magaalada Bosaaso ee gobolka Bari. Saraakiisha amniga aya sheegay in howlgaladan ay  yihiin kuwo lagu...

Madaxwayne Xasan Sheekh & Rajab Dayib Erdogan  maxay ka wada- hadleen ?
Post

Madaxwayne Xasan Sheekh & Rajab Dayib Erdogan  maxay ka wada- hadleen ?

Muqdisho (Raxanreeb )- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa caawa wada-hadal telefoon ah la yeeshay dhiggiisa Jamhuuriyadda Turkiga Mudane Rajab Dayib Erdogan. Labada Madaxweyne ayaa ka wada hadlay sidii loo xoojin lahaa iskaashiga istaraatiijiga ah ee u dhexeeya labada dal ee walaalaha ah, gaar ahaan dhinacyada tamarta iyo difaaca. Madaxweyne Erdogan ayaa...

Booliska Puntland oo Caawa ka hadlay dil ka dhacay Boosaaso
Post

Booliska Puntland oo Caawa ka hadlay dil ka dhacay Boosaaso

Ciidanka Booliska Puntland Qaybta gobolka Bari ayaa wada hawlgalka soo qabashada ninkii ku eedaysnaa dilka Alle ha u naxariistee guddoomiye kuxigeenkii maamulka iyo maaliyadda Jaamacadda Bariga Afrika Khaalid Cali Khaalid Awmuuse. Taliyaha qaybta gobolka Bari G/sare Cabdiqaadir Jaamac Dirir oo Howlgalka hogaaminaya ayaa sheegay in uu Howl-galka baadigoobka Gacan ku dhiigle Maxamed Abshir Muuse uu...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo hal arrin kala hadlay dhiggiisa Turkiga
Post

Madaxweyne Xasan Sheekh oo hal arrin kala hadlay dhiggiisa Turkiga

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa caawa wada-hadal telefoon ah la yeeshay dhiggiisa Jamhuuriyadda Turkiga Mudane Rajab Dayib Erdogan. Labada Madaxweyne ayaa ka wada hadlay sidii loo xoojin lahaa iskaashiga istaraatiijiga ah ee u dhexeeya labada dal ee walaalaha ah, gaar ahaan dhinacyada tamarta iyo difaaca. Madaxweyne Erdogan ayaa xaqiijiyay in Turkigu...

DHACDO NAXDIN LEH: Haweeneey dishay Wiil Gabadheeda qabay
Post

DHACDO NAXDIN LEH: Haweeneey dishay Wiil Gabadheeda qabay

Magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari, waxaa ka dhacay dil dad badan ka argagaxeen, kaddib markii haweeneyn magaaladaasi kunool dil u geesatay wiil dhallinyaro ah oo la sheegay in ay u aheyd sodoh uuna qabay gabar iyada ay dhashay. Haweeneyda dilka geesatay ayaa la sheegay in ay kamid aheyd ganacsatada hilibka iibiya, waxa ayna diilka...

Nin Mas’uul ah oo lagu dilay Magaalada Boosaaso
Post

Nin Mas’uul ah oo lagu dilay Magaalada Boosaaso

Sadex nin oo hubaysan ayaa guriga uu ka dageanaa Boosaaso ku hor toogtay gudoomiye kuxigeenkii Jaamacadda Bariga Afrika Boosaaso Khaalid Cali Khaalid. Wali laamaha booliiska boosaaso faaahfaahin kama bixin dilka iyo cida geystay. Alle ah unaxariistee Khaalid ayaa mudo ahaa macalin kumaan kaadir oo ardaya ka heleen aqoon waxana uu ahaa dadka sida wayn cilmiga...

Shir ay ka maqan yihiin KGS iyo Puntland oo Muqdisho ka socda
Post

Shir ay ka maqan yihiin KGS iyo Puntland oo Muqdisho ka socda

Shirweynaha 2aad ee Culimada Soomaaliyeed ayaa Maanta ka furmay magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya. Shirka oo ay soo qabanqaabisay Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta DFS ayaa sannadkan waxa ay culimadu ku falanqayn doonaan qodobo kala duwan oo ay ka mid tahay xaqiijinta midnimadda ummadda, dhibaatooyinka khilaafka iyo kalatagga. Shirkaan ayaa waxaa markii ugu horreysay ka...