Day: October 3, 2024

Home » Archives for October 3, 2024
Sargaal katirsan ilaalada Kacaan Iran oo la xiray ayaa la sheegay inuu ku howlanaa raadinta xogta Nasrallah.
Post

Sargaal katirsan ilaalada Kacaan Iran oo la xiray ayaa la sheegay inuu ku howlanaa raadinta xogta Nasrallah.

Tehran (Raxanreeb online) – Dilka hoggaamiyihii ururka Xisbullah, Sheekh Xasan Nasrallah, ayaa dhaliyay shaki badan oo la xariira cidda Israa’iil u gudbisay xogta halka uu ku sugnaa hoggaamiyahan  oo ammaankiisa si weyn loo ilaalin jiray, waxaana hadda baaris lagu bilaabay xubno badan oo laga shakisan yahay in xogta bixiyeen. Sidoo kale, waxaa lasoo warinaayaa in...

Askarta looga dilay isra’iil gudaha caasimadda Lubnaan ee Beyrut oo la shaaciyay.
Post

Askarta looga dilay isra’iil gudaha caasimadda Lubnaan ee Beyrut oo la shaaciyay.

Beyrut (Raxanreeb online) – Israa’iil ayaa aroornimadi hore ee Khamiista maanta ah duqeysay batamaha magaalada Beyrut ee caasimadda dalka Lubnaan, duqeymahaas oo la xaqiijiyay in lagu dilay ugu yaraan lix qof. Sidoo kale, duqeynta ayaa timid saacado kaddib marki ay ciidamada Isra’il ee galay Koofurta Lubnan ay la kulmeen khasaarihi ugu cuslaa ilaa iyo hadda,...

Villa Somalia oo markale qorsheyneso in ay muddo kordhin usameyso madaxda maamulada.
Post

Villa Somalia oo markale qorsheyneso in ay muddo kordhin usameyso madaxda maamulada.

Muqdisho (Raxanreeb online) – Waxaa shalay Muqdisho ka furmay shirka Golaha Wadatashiga Qaranka, waxaana shirka diirada lagu saarayaa xaaladda amniga dalka, gaar ahaan sidii loo dardargelin lahaa dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab, dhameystirka hannaanka dimuqraadiyeynta, iyo fulinta heshiisyadii hore ee Golaha Wadatashiga Qaran. Sidoo kale, shirkan oo marar badan dib u dhacay ayaa looga arrinsanayaa...