Muqdisho (Raxanreeb online) – Guddiga Joogtada ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulankiisa 11-aad ku yeeshay Xarunta Guddoonka iyo Guddiyadda ee Villa Hargeysa, waxaana shir guddoominayay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Maxamed Madoobe. Guddoomiye Aadan Madoobe ayaa xubnaha Guddiga Joogtada la wadaagay warbixin ku saabsan howlaha Golaha Shacabka gaar ahaan shuruucda muhiimka ah...
Day: October 3, 2024
Taliyaha cusub ee ciidanka boliiska oo guddoomiyay shirka toddobaadlaha ee taliska ciidanka boliiska.
Muqdisho (Raxanreeb online) – Taliyaha cusub ee ciidanka booliiska Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Asad Cusmaan Cabdullaahi, ayaa maanta guddoomiyey shirka todobaadlaha ee taliska booliiska, kaas oo looga hadlay arrimo badan oo khuseeya dhinaca amniga. Sidoo kale, shirkan oo ay ka qeybgaleen taliyaasha hoggaannada, fadhiyada madaxabannaan iyo qeybta guud ee booliiska gobolka Banaadir, waxaana diiradda lagu saaray...
Sargaal katirsan ilaalada Kacaan Iran oo la xiray ayaa la sheegay inuu ku howlanaa raadinta xogta Nasrallah.
Tehran (Raxanreeb online) – Dilka hoggaamiyihii ururka Xisbullah, Sheekh Xasan Nasrallah, ayaa dhaliyay shaki badan oo la xariira cidda Israa’iil u gudbisay xogta halka uu ku sugnaa hoggaamiyahan oo ammaankiisa si weyn loo ilaalin jiray, waxaana hadda baaris lagu bilaabay xubno badan oo laga shakisan yahay in xogta bixiyeen. Sidoo kale, waxaa lasoo warinaayaa in...
Askarta looga dilay isra’iil gudaha caasimadda Lubnaan ee Beyrut oo la shaaciyay.
Beyrut (Raxanreeb online) – Israa’iil ayaa aroornimadi hore ee Khamiista maanta ah duqeysay batamaha magaalada Beyrut ee caasimadda dalka Lubnaan, duqeymahaas oo la xaqiijiyay in lagu dilay ugu yaraan lix qof. Sidoo kale, duqeynta ayaa timid saacado kaddib marki ay ciidamada Isra’il ee galay Koofurta Lubnan ay la kulmeen khasaarihi ugu cuslaa ilaa iyo hadda,...
Villa Somalia oo markale qorsheyneso in ay muddo kordhin usameyso madaxda maamulada.
Muqdisho (Raxanreeb online) – Waxaa shalay Muqdisho ka furmay shirka Golaha Wadatashiga Qaranka, waxaana shirka diirada lagu saarayaa xaaladda amniga dalka, gaar ahaan sidii loo dardargelin lahaa dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab, dhameystirka hannaanka dimuqraadiyeynta, iyo fulinta heshiisyadii hore ee Golaha Wadatashiga Qaran. Sidoo kale, shirkan oo marar badan dib u dhacay ayaa looga arrinsanayaa...