Kismaayo (Raxanreeb online) – Ciidamada booliiska maamulka Jubbaland, ayaa gacanta kusoo dhigay maandooriye badan oo xashiish ah, kaa oo lagu safrinayay doon, waxaana howlgalka doontan lagu qabtay ay ka dhacday xeebta Calanley ee magaalada Kismaayo. Sidoo kale, maandooriyahan ay booliiska qabteen oo ahaa kiishash Xashiish ah oo gaaraya 76 kiilo ayaa lagu soo badhigay xeebta...
Day: October 10, 2024
Shirkadda tignoolajiyada qalbka Milateri ee isra’iil oo weerar lagu qaaday & faahfaahino kasoo baxaya weerarkaasi
Sweden (Raxanreeb online) – Faahfaahino kala duwan ayaa kasoo baxaya Weerar hubeysan oo lagu qaaday xarunta shirkadda tignoolajiyada iyo qalabka militari Israa’iil ee Elbit, xaruntan la weeraray ayaana kutaalla magaalada Gothenburg ee dalka Sweden. Sidoo kale, Ciidamo katirsan booliiska dalka Sweden ayaa si deg deg ah u gaaray goobta weerarka lagu qaaday, waxa ayna booliiska...
Somalia, Egypt, and Eritrea Leaders Discuss Regional Alliance in Asmara Summit
Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud participated in a high-level tripartite summit in Asmara alongside Eritrean President Isaias Afwerki and Egyptian President Abdel Fattah El Sisi, according to Villa Somalia’s statement on Thursday. The summit focused on discussions of mutual interests, including strengthening cooperation among the three nations. The meeting also comes amidst growing reports that...
Somali Elite Forces Withdraw from Gedo Region
In a strategic move, Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud has ordered the withdrawal of the elite Gorgor forces from the Gedo region. This redeployment, confirmed by multiple sources, sees the troops returning to their original bases, marking a significant change in the government’s military strategy. The Gorgor unit, known for its effectiveness in counterinsurgency and...
Isra’iil oo qorsheyneeso nooca weerar ay ku qaadir karto Iran iyo sidii ay ugu aargudan laheyd.
Tel Aviv (Raxanreeb online) – Madaxda sare ee maamulka Israa’iil ayaa go’aanno adag ka gaaray weerar aargudasho ah oo ay ku qaadaan dalka Iran, waxa ayna madaxda sare ee maamulkaasi isla meel dhigeen nuuca weerar ay ku qaadi karaan dowladda Iiraan. Sidoo kale, Wasiirka difaaca maamulka Israa’iil oo shirka kaddib qoraal soo saaray, ayaa sheegay...
ASMARA: Kulamo udhexeeyo madaxda Masar, Somalia & Eritrea oo maanta ka furmaya Asmara.
Asmara (Raxanreeb online) – Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo, ayaa shalay gaaray magaalada Asmara ee caasimadda dalka Eritrea, kaddib martiqaad rsami ah uu ka helay dhigiisa dalkaasi Afwerki. Sidoo kale, magaalada Asmara, ayaa maanta sidoo kale lagu wadaa in uu gaaro Madaxweynaha dalka Masar Abdelfatah Al Sisi oo isna martiqaad...
DEG DEG: Ganacsato Soomaaliyeed oo lagu dilay degmada Deyniile & + Sbabta loo dilay.
Muqdisho (Raxanreeb online) – Waxaa daqiiqado kahor xaafada loo yaqaano SS-ta ee katirsab degmada Deyniile ee gobolka Banaadir, lagu dilay afar nin oo kamid ahaa dadka deegaanka, waxaana dilkaasi fuliyay kooxo hubeysan oon heybtooda wali la caddeyn. Sidoo kale, raggan la dilay ayaan ilaa hadda wax xog dheeraad ah laga heyn waxa ay ahaayeen iyo...
Doorashada Somaliland: Beelaha Habar Jeclo oo go’aansaday inay dhisaan Cirro iyo Kaah.
Ceel Afweyn (Raxanreeb online) – Waxaa gelinkii dambe ee Arbacada shalay deegaanka Ceel Aweyn ee gobolka Sanaag lagu soo gabagabeeyay shir ay lahaayeen odayaal dhaqameedka beelaha Habar Jeclo ee Somaliland. Shirkan oo looga hadlay doorashada madaxtinimada Somaliland iyo xisbiyada siyaasadda ayay Beelaha Habar Jeclo ka gaareen go’aano ay ku sheegeen inay ku doonayaan inay ku...