Nairobi (Raxanreeb Online) – Jubbaland President Ahmed Mohamed Islam “Madobe” and Puntland President Said Abdullahi Deni held talks in Nairobi on Thursday with key opposition leaders, including former prime ministers Hassan Ali Kheyre and Abdi Farah Shirdon, and MP Abdirahman Abdishakur Warsame. In a joint statement, the leaders said discussions centered on Somalia’s political and...
Day: October 2, 2025
Puntland, Jubbaland iyo madasha samata-bixinta oo ku dhawaaqay isbaheysi cusub
Nairobi ( Raxanreeb Online) Waxaa maanta magaalada Nairobi kulan ku yeeshay madaxweynayaasha Jubbaland iyo Puntland iyo xubno katirsan madasha samata-bixinta mucaaradka, waxaana kulankooda ay uga hadleen xaalada siyaasadeed iyo mida amni ee dalka. Shirka waxaa ka qeyb galay madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe iyo Siciid Deni madaxweynaha Puntland, iyo Ra’iisul wasaarayaashii hore Xasan Cali Kheyre iyo...
Faah faahin: Ciidamo kawada tirsan dowladda oo ku dagaalamay duleedka Muqdisho
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Faah faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa iska horimaad kooban oo u dhaxeeyay ciidamo katirsan dowladda oo maanta ka dhacay deegaanka Xaawo Cabdi ee ku yaalla duleedka magaalada Muqdisho. Iska horimaadka ayaa u dhaxeeyey ciidanka sida gaarka ah u tababaran ee Haramcad iyo kuwa NISA, waxaana uu yimid kaddib markii ciidanku...
Midowga Yurub oo ka shiraya cabsida dayaaradaha bilaa duuliyaha ee ka soo wajahday Ruushka
Copenhgen ( Raxanreeb Online) Hogaamiyayaasha Yurub ayaa ku kulmaya magaalada Copenhagen si ay uga wada hadlaan arrinta la xiriirta diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee lagu arkay garoomada Denmark iyo xadgudubyada uu Ruushka ku hayo hawada Midowga Yurub. Ujeedada kulankan ayaa ah sidii loo xoojin lahaa ammaanka Yurub, isla markaana looga hotagi lahaa khatar ka imaaneysa...
Wasiirka amniga gudaha oo kulan xasaasi ah la qaatay Madaxa Hay’adda IOM
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Wasiirka Amniga Gudaha Soomaaliya, Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay’adda IOM ee Qaramada Midoobay, Manual Pereira. Waxyaabaha ugu muhiimsan ee laga hadlay waxaa ka mid ahaa, wada shaqeynta Wasaaradda iyo IOM, xoojinta amniga iyo maamulka socdaalka, si loo horumariyo adeegyada la xiriira amniga iyo taageerada bulshada,...
Ciidammada badda ee Yahuuda oo joojiyay doonyo gargaar sida oo ku wajahnaa Qasa
Falastiin ( Raxanreeb Online) Ciidanka badda Israa’iil ayaa joojiyay doonyo gargaar u waday Qasa waxaana la xidhay dadkii doontaas saarnaa oo ay ka mid tahay Greta Thunberg oo ah gabadh u ololaysa deegaanka kana timid Sweden. Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Israa’iil ayaa sheegtay in si nabad ah loo joojiyay dhowr doonyood oo ka tirsan doonyaha...




