Muqdisho (Raxanreeb Online) Madaxweynaha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Cabdicasiis Xasan Laftagareen ayaa kulan gaar ah kula qaatay Magaalada Muqdisho Safiirka Dowladda Itoobiya u fadhiya Soomaaliya Amp Sulaiman Dadafo. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka iskaashiga Dowlada Koonfur Galbeed iyo Dowladda Itoobiya Dhinacyada Amniga, Ganacsiga iyo isdhexgalka bulshada ee labada Dowladood. Madaxweyne Lafta-gareen ayaa...
Day: October 15, 2025
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka hadlay geerida hoggaamiyihii mucaaradka Kenya Raila Odinga
Muqdisho (Raxanreeb Online) Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa uga tacsiyeeyey Dowladda iyo shacabka dalka Kenya, geerida ku timid Ra’iisul Wasaarihii hore ee dalkaas Raila Odinga. Madaxweynaha ayaa tilmaamay doorkii wanaagsanaa ee Raila uu ku lahaa dimuqraadiyadda, nabadda iyo xasilloonida gobolka, isaga oo xusay in uu khibrad weyn u lahaa xalinta khilaafyada iyo ilaalinta wadajirka...
Qarax sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay magaalada Baladweyne
Baladweyne (Raxanreeb Online) Faah faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa qarax khasaaro geystay oo maanta ka dhacay magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan. Qaraxan ayaa si gaar ah uga ka dhacay maqaaxi oo ku taalla xaafada Buundoweyn, laanta isbartiibo, waxaana fariisan jiray inta badan ciidamo katirsan dowladda iyo ciidanka deegaanka ee Macawiisleey. Inta la xaqiijiyay...
Mogadishu Mayor Reopens Key Roads Previously Closed for Security Reasons
The Mayor of Mogadishu and Governor of the Benadir Regional Administration, Dr. Hassan Mohamed Hussein (Muungaab), has officially reopened three major roads that had been closed for security reasons. The reopened roads include the route from the Aadan Adde International Airport checkpoint at KM4 to the Tiitinley neighbourhood in Wadajir District, the road passing through...
Former Kenyan Prime Minister Raila Odinga Dies While Receiving Treatment in India
New Delhi – Veteran Kenyan opposition leader and former Prime Minister Raila Amolo Odinga has passed away in India, where he had been receiving treatment for a heart-related illness, according to reliable sources. Odinga, remembered as one of Kenya’s most prominent political figures, contested multiple presidential elections but was repeatedly defeated. He was once appointed...
Duqa Muqdisho oo maanta dib u furay waddooyin sababo amni u xirnaa
Muqdisho (Raxanreeb Online) Waxaa maanta si rasmi ah dib loogu furay saddex waddo oo muhiim ah oo u xirnaa sababo amni dartood. Waddooyinkan maanta dib loo furay ayaa kala ah; Waddada ka baxda Barta Hubinta Garoonka Aadan Cadde ee KM4, ee tagta xaafadda Tiitiinley ee degmada Wadajir, Waddada ka baxda isla jagboyntigaas ee marta buundada...
Hogaamiyihii mucaardka Kenya Raila Odinga oo geeriyooday
Hindiya (Raxanreeb Online) Booliiska dalka Hindiya ayaa sheegay in Ra’iisul Wasaarihii hore ee Kenya, Raila Odinga, uu geeriyooday isagoo jira 80 sano. Warar maxalli ah ayaa sheegay inuu ku sugnaa xarunta Ayuverdic ah oo ku taal gobolka Kerala ee koonfurta Hindiya. Raila waxaa lagu soo warramayaa inuu u geeriyooday wadno istaag. Odinga wuxuu sanado badan...




