Muqdisho (Raxanreeb Online) Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta kormeer ku tagay Taliska Taakuleynta Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee Xarunta Villa Baydhabo. Kormeerka ayaa ujeeddadiisu ahayd u kuurgelidda shaqada baaxadda leh ee ay hayaan saraakiisha iyo shaqaalaha taliska, iyo sidii loo xoojin lahaa adeegyada taakuleynta ee lagu taageerayo ciidamada ku sugan furimaha...
Day: October 8, 2025
Soomaaliya iyo Uganda oo kala saxiixday heshiis ku saabsan xoojinta amniga
Kambala (Raxanreeb Online) Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Soomaaliya, General Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), oo ku sugan dalka Uganda, ayaa la saxiixday Wasiirka Amniga Hon. Jim Katugugu Muhwezi iyo Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Uganda Maj. Gen. Kahinda Otafiire, heshiis iskaashi oo ku saabsan amniga iyo arrimaha socdaalka. Heshiiskan, oo la xiriira xoojinta wada-shaqeynta dhinacyada amniga...
Xukuumadda Soomaaliya oo si adag u beenisay in heshiis qarsoodi ah la gashay Swedan
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Dowladda federaalka Soomaaliya, ayaa si rasmi ah u beenisay warar dhowaan lagu baahiyay warbaahinta, kaasii oo ahaa in heshiis qarsoodi ah kuna saabsan Kaalmada horumarineeda iyo soo celinta muwaadiniinta Soomaaliyeed ay la gashay dowladda dalka Swedan. Bayaan kasoo baxay xafiiska Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, ayaa lagu sheegay in sheegashooyinkaasi ay yihiin kuwa...
Trump oo mar kale wax ka sheegay Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Ilhaan Cumar
Washington ( Raxanreeb Online) Madaxweyne Trump ayaa xalay sheegay in Dimuqraaddiyiinta dalkaas “aysan lahayn hoggaamiye” uu kala xaajoon karo soo afjaridda shaqada dowladda ee istaagtay, isagoo duray hoggaamiyaha sanatarrada laga tirada badan yahay ee Chuck Schumer. “Ma garanayo in Schumer uu awood leeyahay. Waxaan eegaa hoggaankiinna. Ma garanayo cidda aan la hadlo.” Hadalka Trump ayaa...
Dowladda dhexe oo wada qorsho ay maamul cusub ugu dhiseeyso gobolka Gedo
Balad-xaawo ( Raxanreeb Online) Cabdirashiid Janan taliyaha ciidanka hay’adda nabad sugida ee gobolka Gedo, ayaa warbaahinta u xaqiijiyay in dowladda federaalka ay wado qorsho ay maamul cusub oo Jubbaland ah uga dhiseeyso gobolka Gedo. Janan ayaa sheegay in dadaalka qorshan uu meel wanaagsan marayo, isla markaana dowladda federaalka ay ku dooneyso in ay gobolka Gedo...




