Muqdisho ( Raxanreeb Online) Golaha wasiirrada ee xukuumadda Soomaaliya, ayaa maanta kulankoodi todobaadlaha ahaa ku yeeshay magaalada Muqdisho, waxaana kulanka ay uga hadleyn xaalada guud ee dalka. Kulanka ayaa waxaa shir guddoominayay Ra’iisul wasaare ku-xigeenka 2-aad ee xukuumaadda Jibriil Cabdirashiid, ayaa warbixinno looga dhageystay wasaaradaha amniga, difaaca iyo waxbarashada. Inta uu kulanka socday, golaha ayaa...
Day: October 9, 2025
Maxey kawada hadleyn madaxweyne Deni iyo safiirka UK ?
Garoowe ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha dowlad Dowlad goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta qaabilay Safiirka Dowladda Ingiriiska ee Soomaaliya Ambassador Charles King iyo wafdi uu hoggaaminayo. Kulanka oo ay ka qeybgaleen xubno ka mid ah Golaha Xukuumadda, waxaa looga hadlay xaaladda guud ee Soomaaliya gaar ahaan dhinacyada Amniga, Siyaasada iyo horumarinta, arrimaha Puntland waxaa...
Dowladda iyo mucaaradka oo isku raacay in dib loo dhigo banaanbixii maanta ka dhici lahaa Muqdisho
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Mucaaradka dowladda Soomaaliya, ayaa markale ku dhawaaqay in ay dib u dhigeen banaanbixii ay maanta ku qaban lahayeen magaalada Muqdisho, kaasi oo ay uga soo horjeedeen burburinta dhulka danta guud ee dowladda Soomaaliya ay maalmihii dambe ka fulineeysay Muqdisho. Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, oo warbaahinta kula hadlay magaalada Muqdisho, ayaa sheegay...
Qasa iyo Tel Aviv oo laga dabaaldegay markii lagu dhawaaqay wajiga hore ee qorshaha nabadda
Ra’iisul wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu ayaa sheegay in ay tahay “Maalin ku weyn Israa’iil” tallabadan ayuu kaga dhawaaqay baraha bulshada wax yar ka dib markii madaxweyne Trump uu ku dhawaaqay heshiis ku saabsan marxaladda koowaad ee qorshihiisa. Waxaa la filayaa in uu isugu yeero dowladdiisa si uu u ansixiyo heshiiska. Xamaas ayaa ugu baaqday Maraykanka...



