Wanlaweyn ( Raxanreeb Online) Wararka inaga soo gaaraya deegaanka Awgaduud ee hoostaga degmada Wanlaweyn ee gobolka Shabeellaha Hoose, ayaa ku waramaya in Aabe iyo labadisa wiil ay maleeshiyaadka hubeysan ku dileen beertooda. Wararka ayaa waxa ay intaas ku darayaan in ragga la toogtay ay ahayeen beeraleey ku hawlanaa howlahooda nolaleed, isla markaana aysan galabsan balse...
Day: October 22, 2025
Somaliland Confirms Impact of Somalia’s E-Visa System on Travellers
HARGEISA — The Somaliland Ministry of Civil Aviation has confirmed that the Federal Government of Somalia’s new E-Visa system has caused difficulties for travellers, particularly those arriving from the United States, Canada, and Europe. In a statement issued on Tuesday, the ministry said it had received reports of increasing pressure on passengers due to the...
Ciidamo katirsan Puntland oo xirtay wadada muhiim ah
Boosaaso ( Raxanreeb Online) Wararka inaga soo gaaraya magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland, ayaa sheegaya in ciidamo katirsan Puntland ay xirteen wadada u dhaxeeysa deegaanka Karin iyo magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga ee Puntland. Ciidamada wadada xirtay, ayaa la soo warinaya in ay ka amar qataan ganacsade Bashiir Shanle oo kamid ah ganacstada khaadka...
Ciidanka Booliska Somaliland oo beeniyay warar laga faafiyay mid kamid ah shirkadaha ka howlgalla Hargeysa
Hargeysa ( Raxanreeb Online) Ciidamada Booliska Somaliland ayaa hawlgal ay sameeyeen saacadihii lasoo dhaafay ku soo qabtay maamulka iyo shaqaalaha Ha’yadda Consilient Limited Company, kadib markii Ciidanka lagu wargeliyay in hay’addu waddo arrimo ku lid ah “jiritaanka qaranimada Somaliland”. Qoraalka kasoo baxay hogaanka Baadhista Dambiyada (CID) ee Ciidanka Booliska Somaliland, oo sameeyay baaritaan qoto dheer,...
Dibadbaxayaal weeraray booliiska dalka Ireland
Ireland ( Raxanreeb Online) Lix qof ayaa la xiray ka dib markii booliska Ireland lagu weeraray dhagxaan, baaruud iyo dhalooyin xilli ay ku sugnaayeen bannaanka hotel ay degganaayeen dad magangelyo doon ah magaaalda Dublin. Gaari booliis ah ayaa sidoo kale dab la qabadsiiyay hoteelka Citywest, fiidnimadii Talaadada. Ciidamo ka tirsan kuwa rabshadaha ka hortaga ayaa...
Taliyaha ciidanka dhulka oo shir muhiim ah uga qeyb galay dalka Rwanda
Kigali ( Raxanreeb Online) Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar (Jeneraal Khaalid), ayaa ka qeybgalay madasha caalamiga ah ee taliyeyaasha ciidamada dhulka – Land Forces Commanders Symposium 2025, oo lagu qabtay magaalada Kigali ee dalka Rwanda. Madashan oo ay kasoo qaybgaleen taliyeyaasha ciidamada dhulka ee dalal badan oo Afrika iyo...





