Waajid ( Raxanreeb Online) Wefdi uu hoggaaminayo wasiirka dekadaha iyo gaadiidka Badda ee xukuumadda Soomaaliya, Cabdulqaadir Maxamed Nuur Jaamac, ayaa gaaray Degmada Waajid ee Gobolka Bakool. Ujeedka wasiirka uu u tagay degmada Waajid, ayaa ah is diiwan-gelinta hanaannka doorashooyinka Qof iyo Cod ee lagu wado inay ka dhacdo guud ahaan dalka iyo sidii deegaanada gobolka Bakool...
Day: October 25, 2025
Puntland oo ka digay in meesha laga saaro sharciga iyo qawaaniinta heshiiska federaalka
Garoowe ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Deni, ayaa sheegay in Puntland, aysan marna aqbalayn in meesha laga saaro sharciga iyo qawaaniinta heshiiska lagu yahay ee federaalka Soomaaliya oo ugu horreeyo dastuurka kumeelgaarka ah, aysana sii fiirsanayn in dalku galo firaaq sharci iyo mid hoggaamineed ayna ka hortagi doonaan tallabadaasi. “Dowladda Puntland marna...
Siciid Deni oo maanta furay kalfadhiga 57-aad ee golaha wakiilada Puntland
Garoowe ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo maanta furay kalfadhiga 57-aad ee Baarlamaanka, ayaa jeediyay khudbadiisa dastuuriga ah oo uga hadlay arrimo ay ka mid yihiin waxqabadka dowladda ee amniga, gaar ahaan dagaalka Calmiskaad. Madaxweyne Deni ayaa sheegay in kooxda Daacish ee ku jirtay buuraha Calmiskaad ay ka badnayd labo kun (2,000)...
Maxey kawada hadleyn Taliyaha ciidanka dhulka iyo dhiggiisa dalka Nigeria ?
Kigali ( Raxanreeb Online) Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar (Jeneraal Khaalid), ayaa kulan muhiim ah kula qaatay magaalada Kigali ee dalka Rwanda Taliyaha Ciidanka Lugta ee dalka Nigeria, Major General Usman Abdulmumin Yusuf. Kulanka labada taliye ayaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka iskaashi ee dhinaca ciidamada ee...
Askar dad shacab dhac ah u geeysanayay oo lasoo qabtay
Muqdisho ( Raxanreeb Oline) Howlgal ay sameyeen ciidanka booliska Soomaaliya, gaar ahaan kuwa ka howlgalla saldhigga degmada Garasbaleey, ayey gacanta ku soo dhigeen rag ku eedeysan in dad shacab ah dhac u geysanayeen. Raggan la qabtay ayaa ka tirsan askar katirsan ciidanka dowladda , waxaana la qabtay iyaga oo dhac ka geysanaya waaxda Siinka dheer...




