Mogadishu (Raxanreeb Online) — Somali security forces have launched a major operation aimed at dismantling armed criminal gangs that have recently been robbing civilians across districts in the Banaadir region. The operation, led by the Banaadir Regional Police Command, resulted in the arrest of several armed men accused of carrying out daylight and nighttime robberies...
Day: October 26, 2025
Geelle oo markii 6-aad isu taagaya doorashada madaxweynaha dalka Jabuuti
Jabuuti ( Raxanreeb Online) Xildhibaanada Baarlamaanka dalka Jabuuti ayaa lagu wadaa in uu maanta meesha ka saaro qodobka xaddidaya waqtiga xil heystaa madaxweynaha, si markale madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle uu mar kale isu soo taago doorashada dalkaas ka dhici doonta bartamaha sanadka soo socda ee 2026-ka. Xeerka cusub ayaa dhigaya in madaxweynuhu uu sii wadan...
Hay’adaha amniga ee dowladda oo gacanta ku dhigay kooxo dad dhac u geeysanayay
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Ciidamada ammaanka ee dowladda Soomaaliya, ayaa bilaabay howlgallo ay ku soo afjarayaan kooxaha burcada ee maalmihii dambe dadka rayidka ah dhac ugu geeysanayay degmooyinka gobolka Banaadir. Howlgalka oo ay si gaar ah u fuliyeen ciidanka booliska qeybta gobolka Banaadir, ayey ku soo qabteen rag hubeysan oo dad rayid ah dhac u...
Rag daroogo safrinayay oo lagu qabtay Badweynta Hindiya
Mombasa ( Raxanreeb Online) Maandooriye aad u badan oo qiimihiisa lagu qiyaasay 63 milyan oo doollar ayaa lagu qabtay magaalo xeebeedka Mombasa ee dalka Kenya Sabtidii, iyadoo xabsiga la dhigay lix qof oo Iiraan u dhashay. Ciidamada Badda Kenya ayaa shixnadda ka qabtay meel 630 kilomitir (391 mayl) u jirta xeebta Mombasa ee Badweynta Hindiya,...



