Day: October 27, 2025

Home » Archives for October 27, 2025
Wasiirka arrimaha dibadda ee XFS oo booqday xarunta xasuusta Kigali ee …
Post

Wasiirka arrimaha dibadda ee XFS oo booqday xarunta xasuusta Kigali ee …

Kigali ( Raxanreeb Online) Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa booqasho ku jooga magaalada Kigali, caasimadda dalka Rwanda, ayaa booqasho sharafeed ku tagay Xarunta Xusuusta Kigali (Kigali Memorial) iyo Matxafka Ololaha Lagaga Hortagay Xasuuqa ee ku yaalla Baarlamaanka Rwanda halkaas oo uu xusuus iyo tixgelin u...

Masar iyo hay’adda laanqeeyrta cas oo ku biiray baadigoobka meydadka Qaza
Post

Masar iyo hay’adda laanqeeyrta cas oo ku biiray baadigoobka meydadka Qaza

Qaahira ( Raxanreeb Online) Kooxo ka socda Masar iyo hay’adda Laanqeyrta Cas ee Caalamiga ah (ICRC) ayaa loo oggolaaday inay raadiyaan meydadka la haystayaashii la qafaashay intii lagu jiray weerarradii 7-dii Oktoobar, sida ay xaqiijiyeen mas’uuliyiinta Israa’iil. Xukuumadda Israa’iil ayaa sheegtay in kooxahan loo oggolaaday inay ka baaraan meel ka baxsan waxa loogu yeero “khadka...

Ciidanka macawiisley oo weerar khasaaro geystay ku qaaday deegaanka Gaabo
Post

Ciidanka macawiisley oo weerar khasaaro geystay ku qaaday deegaanka Gaabo

Hiiraan ( Raxanreeb Online) Faah faahino dheeraad ah ayaa laga helaya weerar xalay ay ciidanka deegaanka ee macawiisleyda Hiiraan, ay ku qadaan fariisin kooxda Al-shabaab ay ku lee yihiin deegaanka Gaabo oo hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan. Ciidamada macawiisleyda, ayaa la sheegay in dhowr jiho ay ka weerareen dagaalamayaasha Shabaab ee ku sugnaa halkaas,...

Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed oo isu diyaarinaya shir xasaasi ah
Post

Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed oo isu diyaarinaya shir xasaasi ah

Nariobi ( Raxanreeb Online) Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ee dhawaan lagu dhisay magaalada Nairobi, kana kooban Puntland, Jubaland iyo Madasha Samatabixinta Soomaaliyeed, ayaa yeelanaya shirkii ugu horreeyay kaddib marka la dhammaystiro qaab-dhismeedka golahu. Madasha Samatabixinta ayaa gudbisay laba xubnood oo ku metalaya guddida golaha, kuwaas oo kala ah xildhibaan Cabdilaahi Xaaji Abukar iyo Maxamed Aadan Jimcaale...