Muqdisho ( Raxanreeb Online) Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, maanta ku yeeshay magaalada Muqdisho, waxaana shir guddoominayay Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre. Kulanka golaha ayaa cod aqlabiyad leh ku meel mariyey Xeerka Qoondada Miisaaniyadda 2026 iyo Heshiis Is-afgarad oo u dhexeeya Dowladaha Soomaaliya iyo Uganda, kaas oo ku saabsan...
Day: October 30, 2025
Madaxweynaha Soomaaliya iyo dhiggiisa Jabuuti oo Ubax dhigay halkii lagu Aas-aasay dowladnimada Soomaaliya
Jabuuti ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha dalka Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle ayaa maanta si wadajir ah uga qeyb galay munaasabadda Xuska 25-guurada Shirweynihii Nabadaynta Soomaaliyeed ee Carta oo horseeday dib u dhiska dowladdnimada dalkeenna. Labada Madaxweyne ayaa si wadajir ah xarigga uga jaray dhismaha Taaladda Nabadda Soomaalida oo ah...
Madaxweynaha daka Eritrea oo u safray Masar
Qaahira ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha dalka Eritrea Isaias Afwerki iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta u ambabaxay dalka Masar, halkaas oo uu ku joogi doono booqasho qaadan doonta shan maalmood, kadib markii uu martiqaad ka helay Madaxweynaha Masar Abdel Fatah Al-Sisi. Labada Madaxweyne ayaa ka wada hadli doona sii wanaajinta xiriirka labada dal iyo sidoo...
Howlgal lagu dilay in ka badan 20 xubnood oo ka dhacay Jubbada Hoose
Kismaayo ( Raxanreeb Online) Ciidamada sida gaarka ah u tababaran Danab ee xoogga dalka oo kaashanaya ciidamada Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugida Jubaland iyo Saaxiibada Caalamka ayaa howlgallo qorshaysan oo burburin ah ka fuliyay deegaano dhowr ah oo hoostaga Degmada Jamaame ee Gobolka Jubada Hoose. Howlgalladan ayaa si gaar ah looga sameeyay deegaanada Qoraxey, Siirey, Farbulaay,...
Soomaaliya iyo Finland oo iska kaashanaya xoojinta xiriirka dhanka socdaalka iyo amniga
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya ayaa kulan heer sare ah la qaatay Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka Finland (FIS), oo wehlinayeen Safiir Kuxigeenka Ahna kusimaha Safiirka dowlada Finland ee Soomaaliya, Taliye Kuxigeenka Booliiska, iyo Mas’uuliyiin kale oo ka tirsan Hay’adaha Amniga Xuduudaha ee dalkaasi. Kulanka ayaa mid daba socday safarkii wafdiga...
Kulan looga hadlayay amniga oo lagu qabtay Muqdisho
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Taliyaha Qaybta Guud ee Booliska Gobolka Banaadir, Gaashaanle Sare Mahdi Cumar Muumin, ayaa guddoomiyay kulanka toddobaadlaha ah ee saraakiisha Booliska Caasimadda, kaas oo lagu lafa-guray xoojinta amniga guud ee magaalada Muqdisho iyo nawaaxigeeda. Inta lagu guda jiray kulanka, Taliyaha ayaa faray saraakiisha iyo ciidanka Booliska ee ka howlgala amniga garoonka Stadium...





