Muqdisho ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ka hadlay duminta dhulka dowladda, oo maalmihii dambe ay dood badan ka taagneed. Madaxweyaha waxa uu sheegay in caasimada aysan sii ahaan doonin Oobasiib ( dhul isku raran oo aan wadooyin la heyn), waxa uuna carabka ku dhuftay in dowladda hoose ay iyada mas’uul ka...
Month: October 2025
Xamas oo sheegtay inay diyaar u tahay sii deynta maxaabiista Yahuuda, iyo qorshaha Trump
Falastiin ( Raxanreeb Online) Kooxda Xamas ayaa ku dhawaaqday inay diyaar u tahay sii deynta dhammaan maxaabiista Israa’iil; kuwa nool iyo meydadka kuwa dhintayba, iyagoo uga gol leh joojinta duullaanka Israa’iil ee Qasa iyo in ciidamadeeda si buuxda uga baxaan dhulkaas, sida ku xusan qorshaha is-weydaarsiga ee uu soo jeediyay Donald Trump. War-saxaafadeed lagu baahiyay...
Jubbaland, Puntland Leaders Join Opposition in Nairobi Talks on Somalia’s Transition
Nairobi (Raxanreeb Online) – Jubbaland President Ahmed Mohamed Islam “Madobe” and Puntland President Said Abdullahi Deni held talks in Nairobi on Thursday with key opposition leaders, including former prime ministers Hassan Ali Kheyre and Abdi Farah Shirdon, and MP Abdirahman Abdishakur Warsame. In a joint statement, the leaders said discussions centered on Somalia’s political and...
Puntland, Jubbaland iyo madasha samata-bixinta oo ku dhawaaqay isbaheysi cusub
Nairobi ( Raxanreeb Online) Waxaa maanta magaalada Nairobi kulan ku yeeshay madaxweynayaasha Jubbaland iyo Puntland iyo xubno katirsan madasha samata-bixinta mucaaradka, waxaana kulankooda ay uga hadleen xaalada siyaasadeed iyo mida amni ee dalka. Shirka waxaa ka qeyb galay madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe iyo Siciid Deni madaxweynaha Puntland, iyo Ra’iisul wasaarayaashii hore Xasan Cali Kheyre iyo...
Faah faahin: Ciidamo kawada tirsan dowladda oo ku dagaalamay duleedka Muqdisho
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Faah faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa iska horimaad kooban oo u dhaxeeyay ciidamo katirsan dowladda oo maanta ka dhacay deegaanka Xaawo Cabdi ee ku yaalla duleedka magaalada Muqdisho. Iska horimaadka ayaa u dhaxeeyey ciidanka sida gaarka ah u tababaran ee Haramcad iyo kuwa NISA, waxaana uu yimid kaddib markii ciidanku...
Midowga Yurub oo ka shiraya cabsida dayaaradaha bilaa duuliyaha ee ka soo wajahday Ruushka
Copenhgen ( Raxanreeb Online) Hogaamiyayaasha Yurub ayaa ku kulmaya magaalada Copenhagen si ay uga wada hadlaan arrinta la xiriirta diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee lagu arkay garoomada Denmark iyo xadgudubyada uu Ruushka ku hayo hawada Midowga Yurub. Ujeedada kulankan ayaa ah sidii loo xoojin lahaa ammaanka Yurub, isla markaana looga hotagi lahaa khatar ka imaaneysa...
Wasiirka amniga gudaha oo kulan xasaasi ah la qaatay Madaxa Hay’adda IOM
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Wasiirka Amniga Gudaha Soomaaliya, Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay’adda IOM ee Qaramada Midoobay, Manual Pereira. Waxyaabaha ugu muhiimsan ee laga hadlay waxaa ka mid ahaa, wada shaqeynta Wasaaradda iyo IOM, xoojinta amniga iyo maamulka socdaalka, si loo horumariyo adeegyada la xiriira amniga iyo taageerada bulshada,...
Ciidammada badda ee Yahuuda oo joojiyay doonyo gargaar sida oo ku wajahnaa Qasa
Falastiin ( Raxanreeb Online) Ciidanka badda Israa’iil ayaa joojiyay doonyo gargaar u waday Qasa waxaana la xidhay dadkii doontaas saarnaa oo ay ka mid tahay Greta Thunberg oo ah gabadh u ololaysa deegaanka kana timid Sweden. Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Israa’iil ayaa sheegtay in si nabad ah loo joojiyay dhowr doonyood oo ka tirsan doonyaha...
𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚” 𝐖𝐚𝐚 𝐥𝐚𝐛𝐚 𝐦𝐚𝐚𝐥𝐦𝐨𝐨𝐝 𝐨𝐨 𝐚𝐚𝐝 𝐮 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐝𝐮𝐰𝐚𝐧 𝐦𝐚𝐚𝐧𝐭𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝟏𝟒 𝐦𝐚𝐚𝐥𝐦𝐨𝐨𝐝 𝐤𝐚 𝐡𝐨𝐫 𝐨𝐨 𝐚𝐚𝐧 𝐡𝐚𝐥𝐤𝐚𝐚𝐧 𝐢𝐦𝐢𝐝”.
Muqdisho (Raxanreeb Online) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo ka duulaya dhaqangalka amarkii uu dhawaan bixiyey ee hagaajinta adeegyada Garoonka Diyaaradaha Aden Cadde ayaa maanta mar kale kormeeray qeybaha garoonka iyo gaar ahaan goobihii uu amray in la hagaajiyo. Ra’iisul Wasaare Xamsa ayaa sheegay in maalintii uu Garoonka booqday 14 maalmood ka...
RW Xamsa oo xarigga ka jaray mashruuc koronto gelinta 150 xarumo caafimaad
Muqdisho (Raxanreeb Online) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, oo xarigga ka jaray mashruuca koronto-gelinta 150 xarumo caafimaadka dadweynaha oo lacag la’aan ah, lagana hirgaliyey gobollada dalka, ayaa sheegay in dadka Soomaaliyeed ay baahi weyn u qabaan adeeg koronto oo tayo leh. Ra’iisul Wasaaraha ayaa tilmaamay in mashruucan uu qayb ka yahay dadaallada Xukuumadda...








