Month: October 2025

Baarlamaanka golaha shacabka oo ansixiyay Axdiga Afrika ee xuquuqda iyo Barbaarinta carruurta
Post

Baarlamaanka golaha shacabka oo ansixiyay Axdiga Afrika ee xuquuqda iyo Barbaarinta carruurta

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Xildhibaanada golaha shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya, oo maanta kulankoodii labaad ee kalfadhia 7-aad ku yeeshay magaalada Muqdisho, ayaa cod u qaaday Axdiga Afrika ee xuquuqda iyo barbaarinta carruurta oo ay golaha wasiirrada ee xukuumadda Soomaaliya ay soo gudbiyeen. Guddoonka golaha shacabka ayaa dooda kaddib, waxa uu u qaaday codeeyn ay ku...

Opposition Forum Sends Delegation to Nairobi for Talks with Jubaland, Puntland Leaders
Post

Opposition Forum Sends Delegation to Nairobi for Talks with Jubaland, Puntland Leaders

Nairobi (Raxanreeb Online) – Reliable sources confirm that the Opposition Rescue Forum has today dispatched three of its members to Nairobi, where the leaders of Jubaland and Puntland are currently based and politically aligned with the Forum. Talks between Puntland President Said Abdullahi Deni, Jubaland President Ahmed Madobe, and representatives from the Opposition Forum are...

Xubno kamid ah mucaaradka oo ku wajahan Nairobi si ay ula kulmay Axmed Madoobe iyo Siciid Deni
Post

Xubno kamid ah mucaaradka oo ku wajahan Nairobi si ay ula kulmay Axmed Madoobe iyo Siciid Deni

Nairobi ( Raxanreeb Online) Sida ilo wareedyo ay inoo shegeen madasha samata-bixinta mucaaradka ayaa saddex xubnood oo ka tirsan Madasha maanta u direysa magaalada Nairobi, halkaas oo ay joogaan hoggaamiyaasha  Jubaland iyo Puntland oo siyaasad ahaan Madasha la saf ah. Wadahadallada dhexmaraya Saciid Cabdullaahi Deni, Axmed Madoobe iyo xubnaha ka socdo Madasha mucaaradka ayaa la...

Taliyaha ciidanka badda Somalia oo kulan xasaasi ah la qaatay madaxa shirkadda sameeysa Maraakiibta
Post

Taliyaha ciidanka badda Somalia oo kulan xasaasi ah la qaatay madaxa shirkadda sameeysa Maraakiibta

Roma ( Raxanreeb Online) Taliyaha Ciidanka Badda iyo Difaaca Xeebaha ee XDS Gen Cabduwahaab Abdullahi Cumar oo ku sugan dalka Talyaaniga ayaa kulan la qaatay madaxda Shirkadda Sameeyso Maraakiibta. Gen Cabduwahaab Cabdulaahi Cumar iyo Madaxda Shirkada Sameyso Maraakiibta ayaa ka wada hadlay Sidii Ciidanka Bada loogu tababari lahaa Sameynta Maraakiibta. Madaxda Shirkada Sameysa Maraakiibta ayaa...

69 oo ku dhintay dhulgariir ka dhacay dalka Philippines
Post

69 oo ku dhintay dhulgariir ka dhacay dalka Philippines

Philippines ( Raxanreeb Online) Ugu yaraan 60 qof ayaa ku dhintay dhulgariir cabbirkiisu yahay 6.9 oo ku dhuftay bartamaha dalka Philippines, sida ay sheegeen mas’uuliyiinta maareynta musiibooyinka ee dalkaasi. Magaalada Bogo iyo degmooyin kale oo uu saameeyay dhulgariirka ayaa lagaga dhawaaqay “xaalad musiibo”. Dhulgariirka ayaa Talaadadii ka dhacay xeebaha magaalada Cebu wuxuuna sababay koronto la’aan...