Jowhar (Raxanreeb Online) Madaxweyne ku Xigeenka Hir-shabdelle Yuusuf Axmed hagar (Dabageed) iyo Gudoomiyahii Hore Gobolka Hiiraan Muuse Salaad Wehliye ayaa isku Qabsaday dhaqaalaha Kasoo Xaroodo Garoonka Diyaaradaha Ugaas Khaliif,Taasi Oo Sababtay in Ugu Dambeeyn Xilkiisa uu ku Waayo Gudoomiye Muuse. Yuusuf Dabageed oo ah Madaxweyne ku xigeenka Hir-shabeelle ayaa markii ugu horeysay cali Guudlaawe kaga...
Month: October 2025
RW Xamsa oo kulan xasaasi ah la yeeshay wakiilka midowga Yurub u qaabilsan geeska Afrika
Qaahira (Raxanreeb Online) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, oo ku sugan dalka Masar, ayaa la kulmay Wakiilka Gaarka ah ee Midowga Yurub u qaabilsan Geeska Afrika, Dr. Annette Weber, waxaana kulanka looga hadlay xoojinta iskaashiga laba geesoodka ah, taageerada amniga, iyo horumarka laga gaaray dhinacyada siyaasadda, dhaqaalaha iyo amniga. Ra’iisul Wasaaraha, ayaa intii...
President Firdhiye Names New Cabinet to Boost Service Delivery
President Firdhiye Appoints New Cabinet for Northeastern Somalia Administration The President of the Northeastern Somalia Administration, Cabdulqaadir Ahmed Aw Cali (Firdhiye), has announced the appointment of a new Council of Ministers tasked with facilitating the implementation of the administration’s priorities and improving public service delivery. According to Article 72 of the Northeastern Somalia Administration’s Provisional...
Ciidanka badda ee Talyaaniga oo badbaadiyay doon tahriibayaal waday oo degtay
Talyaaniga ( Raxanreeb Online( Ciidanka Ilaalada Xeebaha dalka Talyaaniga ayaa sheegay in 2 ku qof dhinteen, ilaa 91 qof oo kalena la soo badbaadiyey kadib markii dooni siday tahriibayaal isugu jira Soomaali, Pakistaniyiin iyo Eratariyaan ay ku xumaaday meel u dhaw Jasiirada Laambaduusa ee badweynta Mediterraneanka. Warkan ka soo baxay Talyaaniga ayaa lagu sheegay in...
Golaha wasiirrada cusub ee maamulka Waqooyi Bari oo lagu dhawaaqay ( Akhriso magacyada)
Laascaanood ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha dowlad goboleedka Waqooyi Bari ee Soomaaliya Cabdiqaadir Axmed Aw-cali ( Firdhiye), ayaa xalay ku dhawaaqay golaha wasiirada ee xukuumadiisaa, kaddib markii la dhisay maamulka cusub, loona doortay madaxweyne. Qoraal kasoo baxay xafiiska madaxweynaha, ayaa lagu sheegay in tallaabadan uu qaaday madaxweynaha, kaddib marka uu dareemay culuska howlaha dowladda horyaala, baahinta...
Abaabulka howlgallo ka dhan kooxda AS oo ka socda gobolka Hiiraan
Baladweyne ( Raxanreeb Online) Wararka anu ka heleyno gobolka Hiiraan, ayaa sheegaya in ciidanka deegaanka ee Macawiisleey ay bilaabeen abaabulka howlgallo ka dhan Al-shabaab, iyo sidii looga saari lahaa deegaanada ay kaga sugan yihiin gobolkaasi. Afhayeenka maamulka gobolka Hiiraan Liibaan Cumar Xasan, ayaa sheegay in ay bilaawdeen howlgallada ka dhanka ah Al-shabaab, isaga oo hoosta...
Militariga Yahuuda oo duqaymo ku dilay dad shacab ah kaddib xabad joonintii la gaaray
Falastiin ( Raxanreeb Online) Ciidamada Israa’iil ayaa sheegay in ay dib u soo celin doonaan fulinta xabbad-joojinta ee Qasa ka dib markii ay fuliyeen duqeymo cirka ah Axaddii, iyagoo ay jawaab u ahayd waxa ay ugu yeereen “khaladka muuqda” ee uu sameeyay Xamaas ee ku saabsan heshiiska. Duqeymaha ayaa ka bilaabmay koonfurta Qasa ka dib...
Lugatoor oo kulan gaar ah la qaatay mas’uuliyiinta gobolka Mudug
Garoowe ( Raxanreeb Online) Madaxweyne ku-xigeenka maamulka Puntland Ilyaas Cismaan Lugatoor ayaa xalay kulan gaar ah la qaatay mas’uuliyiinta maamulka gobolka Mudug, kuwaas oo maalin ka hor looga yeeray madaxtooyada Garowe. Kulanka ayaa looga hadlay xaaladda gobolka Mudug ee dhinacyada amniga, la dagaalanka maandooriyaha iyo dib-u-heshiisiinta beelaha, si xal waara loogu helo dilalka beelaysan ee...
Nin xaaskiisa Toorey ku dilay magaalada Muqdisho
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Ciidanka Booliska Soomaaliya gaar ahaan kuwa saldhigga degmada Garasbaaleey, ayaa gacanta ku dhigay eedeeysane Abshir Sheekh Cabdisalaan Maxamed, kaasi oo si arxan darran u dilay xaaskiisa. Dilka ayaa ka dhacay mid kamid ah xaafadaha degmada Garasbaaleey, waxaana gacan ku dhiiglaha la sheegay in xaaskiisa uu u adeegsaday dilkeeda Toorey, balse ilaa...
Somalia and Italy Discuss Joint Efforts Against Al-Shabaab and Army Modernization
Rome – Somalia’s Minister of Defence, Ahmed Moallim Fiqi, who is on an official visit to Italy, held a high-level meeting with his Italian counterpart, Guido Crosetto, to strengthen bilateral cooperation in defence and security. The discussions focused on enhancing collaboration between the two nations in key areas, including maritime security, the rebuilding and professionalization...









