Baydhabo ( Raxanreeb Online) Mamulka Koonfur Galbeed, ayaa sheegay in lasoo gabe-gabeeyay howlgal culus oo maanta ka socday magaalada Baydhabo, kaasi oo lagu beegsanayay kooxo magaalada ka waday falal wax u dhimaya amniga. Qoraal lagu baahiyay telefashinka maamulka Koonfur Galbeed, ayaa lagu sheegay in howlgalka uu biloowday saacadihii hore ee saakay, isla markaana kooxo ay...
Day: February 5, 2026
Hassan Sheikh Mohamud Grants Full Tax Exemption for Humanitarian Aid
The President of the Federal Republic of Somalia, Hassan Sheikh Mohamud, has announced a comprehensive tax exemption on all humanitarian supplies, equipment, and services entering the country, as part of intensified efforts to address Somalia’s worsening humanitarian crisis. The announcement was made during the President’s visit to the Somali Disaster Management Agency and the National...
Somalia Approves Maritime Cooperation Agreement with Turkey
The Federal Republic of Somalia has taken a major step toward advancing its maritime sector following Cabinet approval of a Maritime and Transport Cooperation Agreement with the Republic of Turkey. The Minister of Ports and Maritime Transport, Abdulkadir Mohamed Nur, welcomed the decision, describing the agreement as a strategic move that will deepen bilateral relations...
Maxaa looga hadlay kulanka golaha wasiirrada ee XFS ?
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii joogtada ahaa ayaa lagu soo bandhigay warbixinno la xiriira xaaladda abaaraha ka jira gayiga Soomaaliyeed iyo saameynta dhanka biyaha iyo cuntada ah ee ay ku yeelatay dalka. Kulanka oo uu guddoomiyey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa lagu ansixiyey...
Weerar ka dhacay dalka Nigeria oo dad badan lagu laayay
Nigeeriya ( Raxanreeb Online) Dhowr iyo toban qof ayaa lagu dilay weerarro ka dhacay laba tuulo oo ku yaalla gobolka Kwara ee dalka Nigeeriya. Weeraryahannadu waxay sidoo kale gubeen dukaamo iyo guryo, taasoo ku qasabtay dadka deggan tuulooyinka Woro iyo Nuku inay ka qaxaan guryahooda, sida ay sheegeen mas’uuliyiinta deegaannadaasi. Mas’uuliyiinta Nigeria ayaa sheegay in...
Wararkii ugu dambeeyay dagaal saakay markale ka qarxay Baydhabo
Baydhabo ( Raxanreeb Online) Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal culus oo saakay markale dib uga qarxay magaalada Baydhabo ee xarunta maamulka Koonfur Galbeed. Dagaalka ayaa lasoo warinaya inuu geystay khasaaro dhimasho iyo dhaawac kala duwan, waxaana uu yahay mid culus. Wararka hordhac ah ayaa sheegaya in isbitaallada magaalada qaar la geeyay ilaa 10...
Deadly Fighting Erupts in Baidoa, Raising Questions Over Control
BAYDHABO— Fighting has been reported in Baydhabo, the capital of Somalia’s Baay region and the interim administrative capital of South West State, with early accounts indicating casualties, though the exact toll remains unconfirmed. Local residents and sources in the city said the clashes began on Wednesday afternoon and resumed on Thursday, involving South West State...





