Month: January 2026

Home » Archives for January 2026
China Steps Up Role in Securing Somalia’s Sovereignty and National Security
Post

China Steps Up Role in Securing Somalia’s Sovereignty and National Security

Mogadishu, Somalia — The Prime Minister of the Federal Government of Somalia, Hamza Abdi Barre, on Tuesday held a bilateral meeting with the Ambassador of the People’s Republic of China to Somalia, Wang Yu. The talks focused on Somalia’s overall situation, with particular emphasis on strengthening bilateral cooperation in the areas of security, economic development,...

RW Itoobiya oo Jigjiga ku soo dhoweeyay madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Jabuuti
Post

RW Itoobiya oo Jigjiga ku soo dhoweeyay madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Jabuuti

Jigjiga ( Raxanreeb Online) Magaalada Jigjiga ee caasimada dowlad deegaanka Soomaalida, waxaa gaaray madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh  iyo madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Gelle, waxaan soo dhoweeyay Ra’iisul wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed. Labada hoggaamiye, ayaa waxaa si heer sare ah loogu dhoweeyay garoonka diyaaradaha ee Garaad Wiilwaal ee Jigjiga, iyada looga galbiyay madaxtooyada maamulka dowlad deegaanka...

Puntland and Jubaland Delegations Arrive in Mogadishu for Key Talks
Post

Puntland and Jubaland Delegations Arrive in Mogadishu for Key Talks

An advance delegation accompanying the Presidents of Puntland and Jubaland is expected to arrive in Mogadishu in the coming hours, according to informed sources. The delegation consists of ministers and members of the presidential security teams for Puntland President Said Abdullahi Deni and Jubaland President Ahmed Mohamed Islam Madobe. The officials are travelling separately from...

In ka badan 100 qof oo ku dhintay goobo laga qodo macdanta
Post

In ka badan 100 qof oo ku dhintay goobo laga qodo macdanta

Kongo ( Raxanreeb Online) In ka badan laba boqol oo qof ayaa lasoo weriyay in ay ku dhinteen burbur ka dhacay goob macdanta laga qodo Arbacadii, kuna taalla bariga Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Kongo. Afhayeen u hadlay guddoomiyaha ay fallaagadu magacaabeen ee gobolka Waqooyiga Kivu, halkaas oo macdanta koltaan ee Rubaya ku taallo, ayaa sheegay...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ku wajahan dalka Masar iyo ujeedka
Post

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ku wajahan dalka Masar iyo ujeedka

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Sida ay inoo xaqiijiyeen ilo wareedyo ka agdhow madaxtooyada Soomaaliya madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya Xasan Sheekh, ayaa la filaya inuu bartamaha bisha Feberayo u dhoofo magaalada Qaahira ee caasimada dalka Masar, kaddib casuumaad uu ka helay dhiggiisa dalka Masar. Safarka madaxweynaha ee Masar, ayaa lagu sheegay inuu xambaarsan yahay qorshooyin kala duwan...

Wufuud hordhac u ah madaxda Puntland iyo Jubbaland oo ku soo wajahan Muqdisho
Post

Wufuud hordhac u ah madaxda Puntland iyo Jubbaland oo ku soo wajahan Muqdisho

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Magaalada Muqdisho ee caasimada dalka, waxaa maanta ku soo wajahan wufuud hordhac ah u ah madaxda Puntland iyo Jubbaland, kuwaasi oo dhowaan soo gaari doono Muqdisho, si ay uga qeyb galaan shirka la filayo in 1-da Feberaayo inuu ka furmo caasimada. Siciid Cabdullaahi Deni iyo Axmed Madoobe, ayaa Muqdisho u imaanaya...

Trump oo digniin adag u diray Ra’iisul wasaaraha Ingiriiska
Post

Trump oo digniin adag u diray Ra’iisul wasaaraha Ingiriiska

Washington ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa uga digay dalka Ingiriiska in uu ganacsi la sameynta Shiinaha taasoo noqon karta arrin aad khatar u leh si gaar ah Uk. Hadalkan Madaxweynaha Mareykanka ayaa yimid ka dib markii la shaaciyay heshiisyo lagu kordhinayo ganacsiga iyo maalgashiga oo u dhexeeya UK iyo Shiinaha, kadib kulammo...

Puntland oo walaac ka muujisay qorsho ay sheegtay inuu wado madaxweyne Xasan Sheekh
Post

Puntland oo walaac ka muujisay qorsho ay sheegtay inuu wado madaxweyne Xasan Sheekh

Garoowe ( Raxanreeb Online) Madaxweyne ku-xigeenka dowlad goboleedka Puntland Ilyaas Cismaan Lugatoor, oo ka hadlay ay kulan ka dhacay magaalada Garoowe, ayaa sheegay in Villa Somalia waqtiga yar ee u dhiman in ay ka shaqeyneyso burburinta maamulka Puntland. Waxa uu tilmaamay in 110-ka habeen ee u dhiman madaxweyne Xasan Sheekh, uu ka shaqeynayo burburinta Puntland,...

Post

Banadir court dismisses warrant of Arrest for Jubaland President Ahmed Madobe

The federal government of Somalia has cancelled the warrant of arrest and dismissed all charges against the president of Jubaland, President Ahmed Mohamed Islam, popularly known as Ahmed Madobe, in the Banadir regional court. The court order issued on Thursday by the acting chairman, Shuayb Macallin, states that the case (MGB/DCL/1531/2024) was officially closed following...