Day: March 2, 2026

Home » Archives for March 2, 2026
Muxuu kala hadlay Siciid Deni kulanka watashiga ee uu la qaatay xildhibaanada Mucaaradka?
Post

Muxuu kala hadlay Siciid Deni kulanka watashiga ee uu la qaatay xildhibaanada Mucaaradka?

Muqdisho (Raxanreeb Online) Madaxweynaha Puntland ayaa wada tadashi la yeeshay In ka badan 30 mudane baarlamaan oo katirsan BFS ee kasoo jeeda Puntland, kulankaas ayaana lagu gorfeeyey ajendayaasha siyaasadda ee hortabinta leh, gaar ahaana xaaladda siyaasadda dalka oo hadda maraysa aag xasaasi ah. Madaxweyne Deni ayaa sheegay in ficilada hadda socdaa ay halis ku yihiin...

Soomaaliya iyo Mareykanka oo Xoojinaya Iskaashiga Diblomaasiyadeed
Post

Soomaaliya iyo Mareykanka oo Xoojinaya Iskaashiga Diblomaasiyadeed

Muqdisho (Raxanreeb Online) Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya Cabdisalaan Cali ayaa kulan kula yeeshay Muqdisho Ku-xigeenka Safiirka Dowladda Mareykanka (Chargé d’Affaires) Justin Davis, si loo adkeeyo xiriirka istaraatiijiyadeed ee u dhexeeya Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Dowladda Mareykanka. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga amniga, kobcinta wada-xaajoodyada siyaasadeed, iyo isku-duwidda dadaallada diblomaasiyadeed ee lagu taageerayo...

Muxuu ka hadlay madaxweyne Xasan Sheekh Boqorka Urdun iyo Amiirka Qatar ?
Post

Muxuu ka hadlay madaxweyne Xasan Sheekh Boqorka Urdun iyo Amiirka Qatar ?

Muqdisho (Raxanreeb Online) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa dhanka telefoonka kula hadlay Boqor Cabdalla binu Al-Xuseen, Boqorka Urdun iyo Sheekh Tamiim binu Xamad, Amiirka Dowladda Qatar. Hoggaamiyeyaashu waxa ay ka wadahadaleen xaaladda gobolka, xiisadaha iyo iskahorimaadyada milatari ee Bariga Dhexe, iyagoo muujiyey muhiimadda ay leedahay dejinta xaaladda, yareynta xiisadaha iyo xoojinta dadaallada...

RW Xamsa oo kulan xasaasi ah la qaatay wakiilka hay’adda UNICEF ee Soomaaliya
Post

RW Xamsa oo kulan xasaasi ah la qaatay wakiilka hay’adda UNICEF ee Soomaaliya

Muqdisho (Raxanreeb Online) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka hay’adda (UNICEF) ee Soomaaliya, Sandra Lattouf, oo dhowaan loo soo magacaabay Wakiilka UNICEF ee Soomaaliya. Ra’iisul Wasaare Xamsa ayaa Marwo Landra, la wadaagay Xukuumadda DanQaran, marxaladihii kala duwnaa ee ku aadanaa dib-u-habeyn iyo dhismaha dowladnimada ah gaar ahaan...

Iran oo ka hadashay nooca gantaalada ee ay ku beegsaneyso…
Post

Iran oo ka hadashay nooca gantaalada ee ay ku beegsaneyso…

Tehran (Raxanreeb Online) Bayaan kasoo baxay ilaalada kacaanka Iiraan ayaa lagu sheegay inay u adeegsatay gantaalka Khyber weerarradii ugu dambeeyay ee lagu qaaday Israa’iil. Bayaanka IRGC wuxuu sheegay in duullaankii tobnaad ee lagu qaaday Israa’iil, “Tel Aviv”], Haifa East Jerusalem” la beegsaday. Gantaalka Khyber ee balistigga ah wuxuu jaraa masaafo dhan 2,000 kiiloomitir, waxaana Mohammad...

Sheekh-Aadan-Madoobe
Post

Somali Parliamentary Leadership Blocks Puntland MPs from Travelling to Garowe

Somalia’s Federal Parliament leadership has reportedly barred a group of Members of the House of the People from travelling to Garowe, the capital of Puntland State, in a move that has sparked controversy and raised questions over parliamentary procedures and political tensions. The lawmakers, whose constituencies are in Puntland, were scheduled to attend a consultative...

Xannibaad lagu soo rogay Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Muqdisho
Post

Xannibaad lagu soo rogay Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Muqdisho

Muqdisho (Raxanreeb Online) Waxaa soo baxaya warar tilmaamaya in amar cusub laga soo saaray Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde, kaas oo lagu xaddidayo safarka xildhibaannada iyo wasiirrada isku haya labada jago in ay safri karaan. Wararka hordhaca ah ayaa sheegaya in saaka markale la hor istaagay qaar ka mid ah xildhibaanno qorsheynayay safar, iyadoo aan si...

Siciid Deni oo dowladda dhexe ku eedeeyay in ay qaaday tallaabo wiiqeysa dowladnimada Soomaaliya
Post

Siciid Deni oo dowladda dhexe ku eedeeyay in ay qaaday tallaabo wiiqeysa dowladnimada Soomaaliya

Garoowe (Raxanreeb Online) Madaxweynaha dowlad goboleedyada Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa ka hadlay amar shalay lagu celiyay diyaaradii waday dad shacab ah iyo qaar kamid ah xildhibaanada Puntland ku matala Baarlamaanka Soomaaliya, kuwaasi oo diyaaradii siday xili ay ka dagi rabtay magaalada Garoowe dib loogu soo celiyay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Muqdisho. Siciid Deni,...

SOMALIA: Travel Ban on MPs Sparks Federal Crisis
Post

SOMALIA: Travel Ban on MPs Sparks Federal Crisis

Mogadishu — The Council for Somalia’s Future has strongly criticized a decision reportedly ordered by Hassan Sheikh Mohamud to block several members of the Federal Parliament of Somalia from travelling to Puntland, where they were expected to take part in ongoing electoral activities. In a statement released in Mogadishu, the Council described the measure as...