Author: Mohamed Ibrahim (Mohamed Ibrahim)

Xarun kamid ah Maamulka Gobolka Banaadir oo korontada laga jartay
Post

Xarun kamid ah Maamulka Gobolka Banaadir oo korontada laga jartay

Warar lagu kalsoonaan karo oon heleyno ayaa sheegaya in muddo shan maalin ah aysan wax shaqo ah ka socon xarunta degmada Waabari ee gobolka Banaadir, waxaana xaruntaasi ka maqan oo laga jaray korontadii socodsiinta shaqada muhiimka ah u aheyd. Wali si rasmi ah looma oga sababta ka dambeysa koronto la’aanta ka jirta xarunta degmada Waabari,...

Gobolka Galgaduud oo lagu qabtay Sarkaal muddo ay Ciidamada raadinayeen
Post

Gobolka Galgaduud oo lagu qabtay Sarkaal muddo ay Ciidamada raadinayeen

Ciidamada dib u xoreeynta deeganka ee ku sugan degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud ayaa gacanta ku dhigay Sarkaal ka tirsanaa Al-Shabaab oo ku sugnaa deegaano hoos tago degmada Ceeldheer. Ninkaan oo magaciisa ku sheegay Cabdi Maxamed Cumar ayaa dhowr sano ka tirsanaa Al-Shabaab, wuxuuna uga biiray gobolka Bakool, sida uu sheegay Maxamed Khaliif oo ka...

Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu dilay Koonfur Afrika iyo xog cusub oo laga helay
Post

Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu dilay Koonfur Afrika iyo xog cusub oo laga helay

Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa ay kasoo baxyaan Kooxo Burcad Koonfur Afrikan ah oo gudaha dalkaas ku dilay muwaadin Soomaaliyeed, sidoo kalena boobay Goobo Ganacsi. Kooxaha Burcadda ah ayaa weeraray Goobo Ganacsi oo kuyaalla Xaafadda New Brighton Ee hoostagta magaalada Port Elizabeth ee dalka Koonfur Afrika, iyaga oo dilay muwaadin Soomaaliyeed oo lagu Magacaaabi...

Xildhibaannada Golaha Shacabka oo si kulul uga hadlaya weerarada ka dhacay Muqdisho
Post

Xildhibaannada Golaha Shacabka oo si kulul uga hadlaya weerarada ka dhacay Muqdisho

Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa Maanta oo Isniin ah waxaa ay ku yeelan doonaan Xarunta Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho mid kamid ah kulamadooda caadiga ah. Guddoonka Golaha Shacabka ayaa xalay Xildhibaannada u diray farriin lagu wargelinayay in uu jiro Kulanka Golaha Shacabka, isla markaana xildhibaannada looga baahan yahay inay...

Xulka Spain oo ku guuleystay koobka Qaramada Yurub
Post

Xulka Spain oo ku guuleystay koobka Qaramada Yurub

Xulka kubadda cagta ee waddanka Spain ayaa xalay marki afraad ku guuleystay koobka Qaramada Yurub, kaddib marki ay ciyaati finalka oo ka dhacday magaalada Berlin ee dalka Jarmalka ay 2-1 ugu awood sheegteen dhiggooda England. Goolasha waxaa Spain u kala dhaliyay Nico Williams iyo Mikel Oyarzabal, halka goolka kaliya ee Ingiriiska uu keenay Cole Palmer....

Dad badan oo ku dhintay weerarkii qaraxa ahaa oo ka dhacay Muqdisho
Post

Dad badan oo ku dhintay weerarkii qaraxa ahaa oo ka dhacay Muqdisho

Waxaa sii kordhaya khasaaraha dhimasho iyo midka dhaawac ee ka dhashay weerarkii qaraxa ahaa ee xalay lagu qaaday Maqaayadda Top Coffee oo kutaalla kasoo horjeedka wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha oo u dhow Taalada Daljirka Daahsoon ee degmada Boondheere. Qaraxa oo ahaa Gaari weyn oo laga soo buuxiyay waxyaabaha qaraxa ayaa lagu dhuftay Darbiga hore ee...

In ka badan 200 oo Ruux oo lagu dilay duqeymo diyaaradeed
Post

In ka badan 200 oo Ruux oo lagu dilay duqeymo diyaaradeed

Israa’iil ayaa duulaan aad u darran 24 saac ee la soo dhaafay ku qaaday Qasa, iyadoo diyaaradaha dagaalka ay bambooyin u qeybiyeen guud ahaan marinka Qasa. Mid ka mid ah weerarrada naxdinta leh wuxuu shalay ka dhacay aagga Khan Yonis ee koonfurta Qasa, in ka badan 100 qof ayaa ku geeriyootay 300 oo kalana waa...

DEG DEG: Weerar Ismiidaamin ah oo ka dhacay Muqdisho
Post

DEG DEG: Weerar Ismiidaamin ah oo ka dhacay Muqdisho

Qarax jugtiisa laga maqlay degmooyinka Gobolka Banaaadir ayaa goordhow ka dhacay Maqaayadda Top Coffee oo kutaalla kasoo horjeedka Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha ee u dhow Daljirka Daahsoon. Qaraxa ayaa xilliga maqaayadda uu ka dhacayay waxaa la sheegay in dad Dhalinyaro u badan ay Ciyaaro ku daawanayeen. Khasaaro ayuu geystay qaraxa, waxaana wararka kusoo kordha kusoo...

Soomaali u socotay Magaalada Addis Ababa oo la laayay
Post

Soomaali u socotay Magaalada Addis Ababa oo la laayay

Wararka ka imaanaya Dowlad Degaanka Soomaalida ayaa sheegaya in dad Soomaali ah lagu dilay magaalada Awash oo ka tirsan Dowlad Degaanka Canfarta, dadkan ayaa lagala dagay bas ay saarnaayeen oo xilligaa usocday dhinaca Addis Ababa iyagoo ka tagay dhinaca Dowlad Degaanka Soomaalida. Dadkan la laayay oo u badan Rag ayaa sida wararku sheegayaan waxaa dilkooda...