Shirka Toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo uu Guddoominayey Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre, ayaa lagu ansixiyey Hindise Sharciyeedka Sharciga Canshuuraha Dakhliga iyo Xeer-Nidaamiyaha Maaraynta Maaliyadda Guud, Siyaasadda Deymaha iyo Hannaanka Amaahashada iyo Soosaarista Damaanadaha. Golaha Wasiirrada ayaa warbixin ku saabsan horumarka iyo dhismaha kaabayaasha Dhaqaalaha dalka ka dhageystay Wasaaradda Howlaha...
Author: Mohamed Ibrahim (Mohamed Ibrahim)
Itoobiya oo Ciidamo xoogan u tababareysa Somaliland
Dowladda Federaalka Itoobiya oo bilihii la soo dhaafay xiriir wanaagsan uu kala dhaxeeyay Somaliland ayaa waxaa ay billoowday inay Ciidamo aad u farabadan u tababarto Maamulka somaliland ee aaminsan inay ka Go’een Soomaaliya inteeda kale. Taliyaha guud ee Ciidamada Somaliland Sareeye Gaas Nuux Ismaacil Taani ayaa sagootiyay ciidamadii ugu badnaa oo Itoobiya ay Somaliland u...
Ciidanka dowladda oo la wareegay degaano in ka badan 10 Sano heysteen Al-Shabaab
Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya ciidanka degaanka ayaa Goordhaw Al-Shabaab kala wareegay Deegaannada kala ah Buurweyn iyo Show oo ka tirsan Gobolka Hiiraan. Guddoomiyaha degmada Jalalaqsi Nuur Maxamed Absuge (Nuur dheere) oo ka mid ah Saraakiisha iyo masuuliyiinta howlgalka hoggaaminaya ayaa Warbaahinta qaranka u xaqiijiyey qabashada labadaan deegaan ee hoostaga degmada Jalalaqsi ee gobolka...
DFS oo billowday ka hortagga dukumentiyada safarka ee been abuurka ah
Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka Iyo Jinsiyadda Soomaaliya Mudane Ahmed Saciid Mohamed iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa caasimadda Tuniisiya ee Tuunis uga qayb galay kulan ay isugu yimaadeen madaxda Hay’adaha Socdaalka iyo Jinsiyadaha ee wadamadada ku jira Ururka Jaamacadda Carabta. Shirkan oo sannadle ah ayaa waxaa xilligan diiradda lagu saaray, ka hortagga dukumentiyada safarka ee...
Xog: Midowga Yurub oo soo farogeliyay khilaafka DFS & Itoobiya
Wasaaradda Arrimaha dibadda Itoobiya , ayaa sheegtay kulan uu la yeeshay Wasiirka Arrimaha dibadda Itoobiya , Taye Atske-Selassie Ergayga Gaarka ah ee Midowga Yurub u qaabilsan geeska Afrika, Annette Weber in looga hadlay arrimo la xiriira xaaladda Soomaaliya, badda cas iyo geeska Afrika. Inta uu kulanka socday ayaa lagu soo qaaday xaaladda Suudaan iyo dadaallada...
Carruur Walaalo ah oo ku geeriyooday qarax Miino
Inta la xaqiijiyay laba carruur walaalo ahaa ayaa ku geeriyooday halka mid kale uu ku dhaawacmay kadib markii ay miino qula qaraxday Dhul miyihi ah oo kuyaalla degmada Xeraale ee Gobolka Galgaduud. Dhacdooyinka noocan ah ayaa in badan deeganada hoos yimaada Xeraalle kusoo laab-laabatay Mano jirto wax wacyi-galin iyo ka hortag kale ah oo laga...
Dhalinyaro Soomaali ku xirneyd dalka Libya oo Muqdisho la keenay
Lix dhallinyaro Soomaali ah oo muddo sannado ah ku xidhnaa dalka Libya ayaa maanta dib loogu soo celiyey magaalada Muqdisho ka dib markii sii deyntooda ay ka wada shaqeeyeen dawladda Soomaaliya oo kaashanaysa Haayaddaha xaquuq Iinsaanka. Garoonka diyaaradaha Aadan-Cadde ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa dhalinyaradaan kusoo dhaweeyay mas’uuliyiin katirsan dowladda Soomaaliya. Sannadadii la soo dhaafay...
Somaliland oo ku hanjabtay in ay iska difaacayso cadow isku soo bahaystay
Xukuumada Somaliland ayaa ku dhawaaqday in loo diyaar garoobo difaaca Somaliland iyo doorashooyinka mudaysan 13 November. Shir aan caadi ahayn oo ay Golaha Wasiirada Somaliland yeesheen oo uu shir guddoominayay Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi, ayaa laga soo saaray go’aamo ay kamid yihiin difaaca Somaliland iyo qabashada doorashooyinka. “Goluhu wuxuu caddeeyey in doorashada wakhtigeedii lagu qabanayo,...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo kedis ku tegay Wasaaradda Gaashaandhigga Ammarna siiyay…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga iyo Taliska Ciidanka Xoogga Dalka kulammo kula qaatay Hoggaanka Wasaaradda iyo Ciidanka Xoogga. Saraakiisha ayaa la wadaagay Madaxweynaha warbixinihii ugu danbeeyey ee dagaalka ka dhanka ah argagixisada, gaar ahaan xoreynta deegaanno ka tirsan Jubbaland oo lagu guuleystay. Saraakiisha ayaa Madaxweynaha waxay u soo bandhigeen...
Soomaali lagu dilay Gudaha dalka Kenya iyo dowladda oo laga dalbaday…
Saddex Qof Soomaali ah oo si xun loogu dilay Gudaha dalka Kenya









