Author: Mohamed Ibrahim (Mohamed Ibrahim)

Dagaal xoogan oo ka dhacay Saldhigga Ciidamada Itoobiya ee duleedka Baydhabo
Post

Dagaal xoogan oo ka dhacay Saldhigga Ciidamada Itoobiya ee duleedka Baydhabo

Muqdisho ( Raxanreeb) Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa ay kasoo baxayaan weerar Xubno ka tirsan dagaalamayaasha Ururka Al-Shabaab ay ku qaadeen saldhiga Ciidamada Itoobiya ku leeyihiin degaanka Owdiinle oo hoostaga magaalada Baydhabo ee Gobolka Baay. Goobjoogayaal ayaa waxaa ay sheegeen in Saldhiga Ciidamada Itoobiya ee Owdiinle laga weeraray dhowr jiho,iyada oo jugta hubka ay...

Ciidamada dowladda oo u daatay Saldhigyada Al-Shabaab Xubnana ka dilay
Post

Ciidamada dowladda oo u daatay Saldhigyada Al-Shabaab Xubnana ka dilay

Muqdisho: (Raxanreeb) Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed iyo kuwa degaanka ee Macawiisleyda ayaa waaberigii hore ee saaka weerar ku qaaday farisiin xubno katirsan Kooxda Al-Shabaab ku leeyihiin Aaga degaanka Cali Candhoole ee duleedka degmada Ceeldheer ee Gobolka Galgaduud. Saraakiisha Ciidamada degaanka ayaa sheegay in Goobta ay weerareen ay isku aruursanayeen Al-Shabaab sidoo kalena ay ka difaacayeen...