Author: Mohamed Ibrahim (Mohamed Ibrahim)

Guddoomiyaha Baarlamaanka Bulshada Bariga Afrika oo soo gaaray Muqdisho
Post

Guddoomiyaha Baarlamaanka Bulshada Bariga Afrika oo soo gaaray Muqdisho

Guddoomiye kuxigeenka labaad ee golaha shacabka BJFS Mudane Cabdullaahi Cumar Abshirow oo ay wehliyaan xildhibaano ka tirsan labada Aqal ee baarlamaanka dalka ayaa garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee Aadan Cabdulle kusoo dhoweeyay wafdi uu hogaaminayo guddoomiyaha baarlamaanka Urur Goboleedka Bulshada Bariga Afrika Joseph NTAKIRUTIMANA iyo wafdi uu hogaaminayo oo maanta soo gaaray Magaaladda Muqdisho ee...

Golaha Wakiilada Somaliland oo xasaanada ka xayuubinaya Xildhibaan Abiib
Post

Golaha Wakiilada Somaliland oo xasaanada ka xayuubinaya Xildhibaan Abiib

Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Faratoon ayaa Fadhi aan caadi aheyn ugu yeeray Golaha Wakiilada Somaliland, si looga doodo Maamus ka xayuubinta Maxamed Abiib, oo katirsan Golaha Wakiilada Somaliland. Xildhibaanka ayaa hadda lu sugan Magaalada Boorama , iyada oo ay Madaxtooyadu doonayso in la xiro si loogu maxkamadeeyo dambiyo loo haysto. 25-ka bishan ayaa la doonayaa...

Meydadka Al-Shabaab oo lagu soo bandhigay Jubbada Joose kadib dagaalkii dhacay
Post

Meydadka Al-Shabaab oo lagu soo bandhigay Jubbada Joose kadib dagaalkii dhacay

Warar dheeraad ah ayaa waxaa ay kasoo baxayaan dagaal xoogan oo degaano katirsan Gobolka Jubbada Hoose ku dhexmaray Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed iyo kuwa Jubbaland oo dhinac ah iyo Al-Shabaab. Dagaalka ayaa waxaa uu yimid kadib markii ay Al-Shabaab weerar ku qaadeen Saldhigyada Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa Jubbaland ay ku leeyihiin degaanka Buulo-Xaaji oo...

Maamulka Gobolka Hiiraan oo ku baxay dagaal Beeleed kajira Degmada Feerfeer iyo xogo laga helay
Post

Maamulka Gobolka Hiiraan oo ku baxay dagaal Beeleed kajira Degmada Feerfeer iyo xogo laga helay

Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan ee Maamulka Hir-Shabeelle Muuse Salaad wehliye oo ay wehliyaan wasiir dowlaha Cadaalada iyo masuuliyiin kale oo ka tirsan Maamulka Gobalka Hiiraan oo  safar shaqo ku Joogay  Degmada Feer-feer Soomaaliya si xal rasmi ah loogu helo Colaad beeleed waayahaan ka taagneyd deegaan-ka Midaas oo xal hordhac ah laga gaaray si loo helo Jawi...

DEG DEG:- Golaha Shacabka oo Mooshin la horkeenay kana doodaya Maanta
Post

DEG DEG:- Golaha Shacabka oo Mooshin la horkeenay kana doodaya Maanta

Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Lagu wadaa in Maanta xarunta Villa Hargeysa ay ku yeeshaan mid kamid ah kulamadooda caadiga ah oo todobaadkiiba Saddex jeer ay yeeshaan Kulamada. Guddoonka Golaha Shacabka ayaa ku wargeliyay Xildhibaannada in Maanta oo Isniin ah uu jiro kulanka, isla markaana Ajandayaasha Kulanka Maanta ay kala yihiin: 1.  Ka...

Madaxweyne Deni oo ka hadlay dhibaato kajirta Gobolada dalka
Post

Madaxweyne Deni oo ka hadlay dhibaato kajirta Gobolada dalka

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa si kulul uga hadlay dagaal Beeleedyada ka socda qaar kamid ah gobolada dalka Soomaaliya, kaas oo u dhaxeeya maleeshiyo Beeleedyada wada dega Gobolada dalka. Deni oo hadal ka jeedinayay Magaalada Garoowe ayaa sheegay in xukunka dalka aan lagu gaari Karin in dhiig la daadiyo, taas bedelkeedana looga...

Al-Shabaab oo weerar ku qaday Saldhigyo kuyalla Jubbada Hoose iyo dagaal ka socda
Post

Al-Shabaab oo weerar ku qaday Saldhigyo kuyalla Jubbada Hoose iyo dagaal ka socda

Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa ay kasoo baxayaan weerar saaka Waaberihii hore Xubno katirsan Al-Shabaab ay ku qaadeen Saddex Saldhig oo Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed iyo kuwa Jubbaland ku leeyihiin degaano katirsan Gobolka Jubbada Hoose. Weerarada ayaa waxaa ay ka kala dhaceen degaannada Biilo-Xaaji oo Bilo ka hor laga saaray Al-Shabaab, degaannada Harboole iyo...

XOG CUSUB: Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay Xildhibaannada Direed
Post

XOG CUSUB: Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay Xildhibaannada Direed

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa maanta qaabilay xildhibaanada Beesha Direed, oo dood xoogan ka qaba magacaabida RW kuxigeen 2-aad, waxaana Xassan Sh uu sheegay in ay wada hadalada sii wadi doonan, horayna uu balankan siyaasadeed u galay. Madaxweynaha ayaa dooda xildhibaanada ee magacaabida RW kuxigeen 2-aad uga jawaabay, in aysan hadda jirin wax dhaw, laakiin ay xildhibaanadu...

RW Xamse oo u duulay dalka Qatar, xilli mooshin laga wado
Post

RW Xamse oo u duulay dalka Qatar, xilli mooshin laga wado

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa galabta u ambabaxay magaalada Dooxa ee dalka Qatar. Ra’iisul Wasaare Xamsa ayaa dalka Qatar kaga qeybgali doona shirweynaha Qurba-joogta Soomaaliyeed, waxa uuna hal kaas ka jeedin doonaa khudbad dhinacya badan taaban doonta. Ra’iisul Wasaaraha ayaa sido kale kulamo muhiim ah la...