Puntland ( Raxanreeb Online ) Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta qaabilay Safiirka Dowladda Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya, Ambassador Michael Nithavrianakis. Kulanka oo ay ka qeybgaleen xubno ka mid ah golaha wasiirrada Puntland, ayaa looga hadlay Hawlgalka Ciribtirka Argagixisada ee Puntland ka socda. Waxaana tallabadaasi boogadiyay saiirka Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya, isaga...
Author: Mohamed Ibrahim (Mohamed Ibrahim)
Taliyaha guutada 14-ka October oo beeniyay in Shabaab ay la wareegeen Ceel-baraf iyo deegaano kale
Taliyaha guutada 14-ka October ee ciidanka xoogga dalka ayaa beeniyay in Al-shabaab ay la wareegeen gacan ku heynta degmada Ceel-baraf iyo deegaanada kala ah Cadleey iyo Mir-taqwa oo katirsan gobolka Shabeellaha Dhexe ee maamulka Hir-shabeelle. Taliyaha Guutada 14-ka October G/sare nuur Farey, oo la hadlay warbaahinta dowladd ayaa sheegay in waxba kama jiraan ay tahay ...
Madaxweyne Cali Guudlaawe oo booqday furimaha dagaalka
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Hir-shabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa maanta booqday qaar ka mid ah Daraawiishta, Ciidamada Xoogga Dalka iyo kuwa Deegaanka ee dagaalka adag la galay kooxda Al-shabaab. Safarka Madaxweynaha waxaa ku wehlinayay Guddoomiyaha Gobalka Shabeellada Dhexe, saraakiil ciidan, waxa uuna kormeerkoodu u ahaa mid ciidamada loogu boorinayo in ay sare u qaadaan...
Somalia’s President Stands With Puntland Forces in Battle Against ISIS
Mogadishu (Raxanreeb Online) – In a heartfelt address during the opening of the sixth session of Somalia’s Federal Parliament, President Hassan Sheikh Mohamud spoke candidly about the nation’s political and security landscape, offering words of solidarity and hope to the people of Puntland. With a tone of both resolve and empathy, President Mohamud commended the...
BOSASO (Raxanreeb Online) – Security Forces CaptureDozens of ISIS Revenue Collectors
In a significant breakthrough against terrorism, Somali security forces have arrested a large number of ISIS members responsible for financing and orchestrating attacks in the coastal city of Bosaso. The operation marks a crucial step in ongoing efforts to restore peace and stability in the region. Colonel Cabdiqaadir Jaamac Dirir, Commander of the Bari Regional...
Sacuudiga iyo Mareykanka oo isku mari waayay arrinta Gaza
Riyaad ( Raxanreeb Online) Xoghayaha arrimaha dibadda ee Maraykanka Marco Rubio ayaa Isniintii shalay gaaray dalka Sacuudiga, isagoo madaxda Boqortooyada Sacuudiga kala hadlaya xabad joojinta Isaa’iil iyo Xamaas iyo masiirka Marinka Gaza hadii dagaalka la soo afjaro. Dibloomaasiga sare ee cusub ee Mareykanka ayaa la kulmay Dhaxal-sugaha Sacuudiga Maxamed Bin Salmaan iyo Wasiirka Arrimaha Dibadda...
Wefdi ka socda Dowladda Soomaaliye oo ka qeyb galay wadahadallada ku biirista Ururka ganacsiga Adduunka
Geneva ( Raxanreeb Online ) Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta magaalada Geneva kaga qeybgalay wadahadallada ku saabsan ku biirista Soomaaliya ee Ururka Ganacsiga Adduunka (WTO). Wadahadalladan, oo Soomaaliya muddo sugaysay, ayaa muhiim u ah dadaallada dalka ee lagu horumarinayo iskaashiga ganacsi iyo kobcinta dhaqaalaha. Ku biirista WTO waxa ay...
Cali Guudlaawe oo ku dhawaaqay dagaal ka dhan kooxda Al-shabaab
Jowhar ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha Hir-shabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) oo uu wehliyo Taliyaha Ciidanka Booliiska Hirshabeelle Gaashaanle Sare Xasan Dhicisoow Xasan ayaa si adag ula dardaarmay Ciidanka Daraawiishta Hir-shabeelle gaar ahaan dufcada 5-aad ee dhawaan tababarka u soo dhammaaday. Saraakiisha iyo Ciidanka ayaa wacad ku maray inay ka rumeyn doonaan dardaaranka madaxda Hir-shabeelle,...
Joint Security Operation in Lower Juba Strikes Al-Shabaab Hideouts
Kismayo (Raxanreeb Online) – Somali National Army (SNA) forces, in collaboration with Jubbaland’s Darwish forces, carried out a security operation targeting Al-Shabaab militants in the Lower Juba region. The operation, which took place in the past few hours, focused on areas under Jamaame district. Among the villages where the forces conducted the operation were Malaayley,...
Jabuuti oo si kulul uga jawaabtay hadal kasoo yeeray madaxweynaha Kenya
Jabuuti ( Raxanreeb Online ) Dawladda Jabuuti ayaa jawaab adag ka bixisay hadal ka soo baxay Madaxweynaha Kenya William Ruto oo tilmaamay in Afrika ay fursad weyn iska lumisay markii la dooran waayey Raila Odinga. Wasaaradda Arrimaha Dibadda Jabuuti ayaa sheegtay in hadalkaasi uu gef ku yahay 33-ka Madaxweyne ee u codeeyey Jabuuti, xaqna u...