Author: Mohamed Ibrahim (Mohamed Ibrahim)

Madaxweyne hore Trump oo dil ka badbaaday
Post

Madaxweyne hore Trump oo dil ka badbaaday

Madaxweynihi hore ee Mareykanka Donald Trump ayaa gelinki danbe ee shalay sheegay in uu dhaawac kasoo gaaray dhagta midig, kaddib marki uu qof hubeysani rasaas u soo furay dhankiisa, xilli uu khudbad ka jeedinayay isu soo bax dadweyne oo qeyb ka ahaa ololaihiisa doorashada, gudaha gobolka Pennsylvania. Trump waxay rasaasta kaga dhacday qeybta sare ee...

Itoobiya oo dhawaan qaadeysa tallaabo ka careeysiisa Dowladda Soomaaliya
Post

Itoobiya oo dhawaan qaadeysa tallaabo ka careeysiisa Dowladda Soomaaliya

Dawlada itoobiya oo sheegtay in xuduudaha wadamada la dariska ah la xiri doono maalinta sida rasmiga loo sexiixayo heshiiskii taariikhiga ah oo ay la gashay Somaliland. Afhayeenka Dawlada Itoobiya ayaa sheegay in dhawaan shaacin doonaan wakhtiga la dhamaystirayo heshiiska Is-Afgarad ee MOUga ay wada galeen Somaliland iyo Itoobiya Sarkaalkan oo afhayeen u ah Dawlada Itoobiya...

diyaaradda Egypt Air oo 30 sano kadib duulimaad ka billaawday Muqdisho
Post

diyaaradda Egypt Air oo 30 sano kadib duulimaad ka billaawday Muqdisho

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo iskaashisha Caalamiga ah ee XFS Axmed Macalin Fiqi ayaa maanta Garoonka Diyaaradaha ee Aadan Cadde kusoo dhaweeyay Wasiirka Arrimaha Dibadda dalka Masar Badar Cabdulcaadi oo maanta soo gaaray magaalada Muqdisho. Wasiir Fiqi oo Shir-Jaraa’id qabtay ayaa faah faahiyay muhiimadda ay tallaabadan u leedahay xoojinta xiriirka labada dal, isagoo xusay in bilaabista...

Dowladda Soomaaliya oo Canshuur nooc cusub ka billaabeysa dalka
Post

Dowladda Soomaaliya oo Canshuur nooc cusub ka billaabeysa dalka

Wasiirka Maaliyada Soomaaliya ayaa sheegay in dadka Soomaaliyeed looga baahan yahay in ay canshuur cusub bixiyaan, taas oo ah mid toos ay wasaaraddu uga goosan karto dhaqdhaqaaq kasta oo maaliyadeed oo lamariyo lacagaha danabeysan. Ma sheegin in bulshadu adeegyo ay helayaan, haddii ay canshuurtan bixiyaan, kaliya wuxuu amray in lacagta la baxsho, lalana shaqeeyo xubnaha...

Garsoore katirsan Maxkamadda Gobolka Banaadir oo la dilay
Post

Garsoore katirsan Maxkamadda Gobolka Banaadir oo la dilay

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ay sheegayaan in rag hubeysan ay maanta barqadii kudileen Garsoore katirsan Maxkamadda Gobolka Banaadir kadibna ay goobta ka baxsadeen. Alle ha u naxariistee Sheekheey Shariif oo kamid ahaa Garsoorayaasha Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa lagu dilay meel u dhow Gurigiisa oo kuyaalla degmada Dharkeenleey ee Magaalada Muqdisho. Goobjoogayaal...

Shir deg deh ah oo laga yeeshay bixitaanka Ciidanka ATMIS ee Soomaaliya
Post

Shir deg deh ah oo laga yeeshay bixitaanka Ciidanka ATMIS ee Soomaaliya

Magaalada Muqdisho waxaa lagu qabtay kulan dood ahaa oo looga hadlayay bixitaanka Ciidamada Midowga Afrika ee ATMIS ee jppga Soomaaliya, kuwaas oo Ciidamada  dowladda ka taageera la dagaalanka Al-Shabaab. Kulanka ayaa waxaa ka qeyb galay Xildhibaano iyo Khubaro dhinaca amniga ah,Siyaasiyiin, khurbo jog iyo madax kale, waxaana inta badan looga hadlay in la iftiimiyo tayeynta...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo si layaab leh ugu jawaabay Xildhibaano katirsan Golaha Shacabka
Post

Madaxweyne Xasan Sheekh oo si layaab leh ugu jawaabay Xildhibaano katirsan Golaha Shacabka

Madaxeynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sicad u beeniyay inay jiraan degaano iyo degmooyin katirsan Gobolada dalka oo kamid ahaa Goobihii laga saaray Al-Shabaab oo Ciidamada ka baxeen, hayeeshee ay dib ula wareegeen Al-Shabaab. Wuxuu sheegay Madaxweynaha hadii la arko qof wax ka qaldameen uu yahay qof wax qabtay, isla markaana...

Wafdi Caalami ah oo hal sabab u imaanaya Muqdisho
Post

Wafdi Caalami ah oo hal sabab u imaanaya Muqdisho

Diyaarada Egypt Air ayaan maanta bilaabaysa duulimaadkeedii ugu horeeyey ee Soomaaliya. Garoonka Adan Cadde ee magaalada Muqdisho ayay saacadaha soo socda ka degi doontaa. Wasiirka arrimaha dibada Masar Sameh Shoukry  oo ay wehliyaan xubno ka tirsan golaha wasiiradda ee dalkiisa ayaa safarka duulimaadka diyaaradeed lagu daahfurayo ku tagaya Jabuuti & Muqdisho. Waxay kulamo la yeelan...

QM oo soo farogelisay buuqa ka taagan Baarlamaanka
Post

QM oo soo farogelisay buuqa ka taagan Baarlamaanka

Qaramada Midoobay ayaa billaawdau inay soo faregliso xiisada ka taagan Baarlamaanka gaar ahaan Golaha Shacabka, taas oo la xiriita khilaafka u dhaxeeya Xildhibaannada qaar iyo Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Maxamed Nuur ( Maodobe). Ku-simaha Ergeyga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya James Swan ayaa maanta Xarunta Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho kula kulmay...

Go’aano culus oo laga soo saaray dagaalkii ka dhacay degmada Luuq ee Gobolka Gedo
Post

Go’aano culus oo laga soo saaray dagaalkii ka dhacay degmada Luuq ee Gobolka Gedo

Madaxweyne ku xigeenka 1-aad ee Maamulka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan iyo mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya ayaa dhinacyadii ku dagaalamay degmada Luuq ugu baaqay xabad joojin shuruud la’aan ah, iyo in la badbaadiyo hantida shacabkii barakacay Wasiir Dowlaha Wasaaradda Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada Soomaaliya Axmed Cumar Maxamed ayaa ka warbixiyay qodobo hordhac ah oo guddigaan...