Muqdisho ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad u jeediyey Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, ayaa si adag u cambaareeyey xadgudubka Soomaaliya uu ku kacay Ra’iisul Wasaaraha Yuhuudda, kaas oo si bareer ah ugu tuntay shuruucda iyo xeerarka caalamiga ah. Madaxweynaha ayaa sheegay in dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed ay...
Author: Mohamed (Mohamed Morsal)
Senator Cusmaan Dube oo is casilay iyo sababta ka dambeysa
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Senator Cusmaan Abuukar Dube oo katirsan golaha aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya, isla markaana ka soo jeeda deegaannada Somaliland, ayaa shaaciyay inuu iska casilay, sababo la xiriira cadaadis kaga yimid madaxa sare ee dowladda. Iscasilaadda ayaa ku soo beegmeysa xilli ay Israa’iil shaacisay inay aqoonsatay Somaliland, tallaabadaas oo dhalisay carro iyo...
Somalia Rejects Any Forced Relocation of Palestinians to Its Territory
President Hassan Sheikh Mohamud on Sunday addressed a joint sitting of Somalia’s Federal Parliament, condemning what he described as a serious violation of the country’s sovereignty and territorial integrity following remarks he attributed to Israeli Prime Minister Benjamin Netanyahu concerning Somaliland. In his speech to both chambers, President Hassan said Netanyahu’s alleged statement — which...
Madaxweyne Xasan Sheekh ” fililada Israa’iil waa xadgudub cad mana aqbaleyno”
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha Soomaaliya ka hor hadlayaa Baarlamaanka 11aad ayaa sheegay in ay kasoo horjeedaan ficilada ISR|L ay ku aqoonsatay Somaliland, wuxuu sheegay in Midnimadu Muqadis tahay oo aan cidna ka laaban karin, ayna la dagaalami doonaan cid kasta oo isku dayda. Shacabka Somaliland ayuu ugu yeeray in ay dhulka difaacan oo aan...
Golaha ammaanka oo kulan degdeg ah ka yeelanaya xadgudubka ay Israa’iil ku sameeysay Soomaaliya
New York ( Raxanreeb Online) Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay, ayaa lagu wadaa in ay kulan ka yesheen xadgudubka ay Isra’iil ku sameeysay Soomaaliya 26-kii bishan taasi oo ay ku aqoonsatay Somaliland, tallaabadaasi oo dalal badan ay kasoo horjeesteen. Kulankan ayaa qabsoomidiisa waxaa xaqiijiyay Afhayeenka golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay. Soomaaliya oo ku jirta 15-ka...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo maanta hortagaya Baarlamaanka Soomaaliya ( Akhriso ujeedka)
Hargeysa ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta kulan degdeg ah la qaadanaya Xildhibaanada labada aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya, si looga hadlo xadgudubka ay Israa’iil ay ku sameeysay midinimada iyo wadajirka dhuleedk ee dalka. Madaxweynaha ayaa goordhaw la filaya inuu gaaro xarunta Villa Hargeysa oo ay ku shegeen xildhibaanada golaha...
Dowladda Soomaaliya oo u yeertay safiirkeedii u fadhiyay dalka Hindiya
Delhi ( Raxanreeb Online) Sida ilo wareedyo inoo shegeen Villa Somalila, ayaa bilowday in ay dib u eegto safiirada ay dibada u dirsatay, ee kasoo jeeda Somaliland, iyada oo durbo Safiirka Soomaaliya ee Hindiya Cabdiraxmaan Odawaa ay si deg deg ah loogu diray Ticketkii uu ku soo gali lahaa Muqdisho 29-ka bishan oo kama dambeys...
Shacabka magaalada Boorama oo ka soo horjeestay aqoonsiga Somaliland
Boorama ( Raxanreeb Online) Weli waxaa magaalada Hargeysa ka soconaya debaal degga la xiriira aqoonsiga Somaliland ay ka heshay israa’iil, iyada oo tallaabadaasi noqotay mid ay u riyaqeen shacabka reer Somaliland. Hayeeshe iyada oo taasi jirto, ayaa shacabka ku dhaqan magaalada Boorama, ayaa si adag uga dhawaajiyay in ay diidan yihiin inuu xiriir dhex maro...
Dowladda Soomaaliya oo qorshaynaysa in guddoomiyeyaal u magacawdo gobaolada Awdal, Woqooyi Galbeed iyo Togdheer.
Muqdisho – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa la sheegayaa inay waddo qorshe cusub oo la xiriira magacaabista guddoomiyeyaasha gobollada, kuwaas oo si toos ah ugu hoos imanaya Dowladda Federaalka, isla markaana lagu wado in loo magacaabo gobollada Awdal, Woqooyi Galbeed iyo Togdheer. Sida ay Raxanreeb u xaqiijiyeen ilo xog-ogaal ah oo si dhow ula socda Villa...
Villa Somalia Consultations Underway on New Federal Administrative Plan for Somaliland Regions
Mogadishu – Somalia’s Federal Government is reportedly developing a new plan to appoint regional governors who would report directly to the Federal Government, with the proposed appointments targeting the northern regions of Awdal, Woqooyi Galbeed and Togdheer. Sources cited by the Somali outlet Raxanreeb, described as close to Villa Somalia, said President Hassan Sheikh Mohamud...







