Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta maamulka Puntland Maxamuud Caydiid Dirir oo la hadlay warbaanta ayaa ka hadlay arrimo badan oo xasaasi ah kuwaas oo ku aadan Itoobiya iyo ka maamul ahaan xiriirka ay la leeyihiin.
Author: Mohamed Jibril (Mohamed Jibril)
Maleeshiyaad ku dagaallamay Mudug oo sababay khasaare dhimasho iyo dhaawac ah
Warar dheeraad ah, ayaa kasoo baxaya dagaal qaraar oo u dhaxeeya labo beelood oo walaalo ah, kaas oo ka dhacay gobolka Mudug, halka uu geeystay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac.
Xasan Sheekh oo arrimo badan shaaca ka qaaday kulankii xalay ee Muqdisho
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo xalay khudbad ka jeediyay munaasabad lagu xusayay madaxweynihii ugu horreeyay ee Soomaaliya AUN Aadan Cadde ayaa sheegay arrimo badan.
Biden wacad ku maray inuu ka badin doono Trump
Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa Jimcihii sheegay in uu damacsanyahay in uu kaga adkaado doorashada madaxtinimo ee bisha November ee soo socota murashaxa xisbiga Jamhuuriga, Madaxweynihii hore Donald Trump.
Xiisad xooggan oo ka taagan magaalada Kismaayo
Xiisad xooggan oo ka taagan magaalada Kismaayo
Kooxaha ku dagaallamaya Sudan ‘oo gaajada u adeegsada’ hub dagaal
Khubarro ka tirsan Qaramada Midoobay ayaa Arbacadi shalay ku eedeeyay dhinacyada ku lugta leh colaadda sokeeye ee Sudan, in ay gaajada u adeegsanayaan sida hubka lagu dagaallamo.
Ra’isulwasaare ku-xigeenka oo daah furay mashruuca Nagaad
Muqdisho (Raxanreeb) — Maanta waxaa magaalada Muqdisho laga daah-furay Mashruuca Nagaad ee hirgelinta naqshadeynta bulaacadaha iyo biya-mareenada caasimadda, taasi oo muddo badan ay shacabka caasimada ka sugayeen maamulka gobolka Banaadir. Mashruucan ayaa maanta waxaa daahfuray ra’isulwasaare ku-xigeenka dalka Saalax Axmed Jaamac, iyadoo laga daah-furay xarunta gobolka Banaadir, isagoo wax badan ka baddeli doona xilliyada roobabka...
Abiy Axmed oo ka hadlay heshiiska badda
Warsaxaafadeed kasoo baxay Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed, kaas oo looga hadlay arrimo ku aadan heshiiska badda, kaas oo dhaliyay xiisad xooggan oo u dhexeysa Soomaaliya iyo Itoobiya.
UN official highlights ongoing terrorist threats, dire humanitarian needs in Somalia
A UN official on Monday highlighted the ongoing terrorist threats and dire humanitarian needs in Somalia, urging global partners to provide funding to help improve the situation there.
Sawirro: gacan ku dhiigle ay Interpol soo qabatay oo Garowe laga dajiyay
Taliska Ciidamada Booliska Soomaaliya ayaa maanta magaalada Garowe ka dajiyay eedeysane Maxamed Cumar Ciise oo maalin kahor ciidanka booliska caalamiga ee Interpol, ay kasoo qabteen dalka Kenya.