Month: March 2026

Home » Archives for March 2026
Xildhibaanada Somalia ku matalaya Baarlamaanka Ururka bulshada Bariga Afrika oo la dhaariyay
Post

Xildhibaanada Somalia ku matalaya Baarlamaanka Ururka bulshada Bariga Afrika oo la dhaariyay

Arusha ( Raxanreeb Online) Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka, Ilyas Cali Xasan, ayaa shaaciyay in maanta magaalada Arusha lagu dhaariyey xubnaha Soomaaliya ku matalaya Baarlamaanka Ururka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika. Safiirku wuxuu sheegay in talaabadan ay guul siyaasadeed u tahay Dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed, maadaama ay muujinayso doorka iyo ka qaybgalka firfircoon ee...

Khasaaro ka dhashay duqeymo ay Iiraan la beegsatay gudaha…
Post

Khasaaro ka dhashay duqeymo ay Iiraan la beegsatay gudaha…

Weerar gantaallo oo ay Iiraan qaaday ayaa sababay burbur iyo dhaawacyo gudaha Israa’iil. Booliiska Israa’iil ayaa sheegay in saddex qof ay soo gaareen dhaawacyo fudud ka dib markii bam nooca cluster bomb ah uu ku dhacay meel u dhow magaalada Tel Aviv. Wakaaladda wararka ee AP, ayaa sheegtay in gantaallada Iiraan ay dileen 12 qof...

Maamulka Koonfur Galbeed oo beeniyay in wax dagaal ah uu dhacay magaalada Baydhabo
Post

Maamulka Koonfur Galbeed oo beeniyay in wax dagaal ah uu dhacay magaalada Baydhabo

Baydhabo ( Raxanreeb Online) Wasiirka warfaafinta maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya Maxamed Ibraahim Bilaal, ayaa beeniyay in xalay uu dagaal ka dhacay gudaha magaalada Baydhabo ee xarunta KMG u ah maamulka Koonfur Galbeed. Wasiirka ayaa sheegay in xaalada magaalada ay deggan tahay, isla markaana nolol maalmeedka uu si caadi ah u socdo, waxa uu carabka...

Ciidanka xoogga oo howlgal culus ka fuliyay Shabeellaha Dhexe
Post

Ciidanka xoogga oo howlgal culus ka fuliyay Shabeellaha Dhexe

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa maanta howlgal qorsheysan oo ka dhan ah Al-shabaab, ka fuliyay deegaanno ka tirsan gobolka Shabeellaha Dhexe. Howlgalkaan oo ahaa mid sifeyn ah ayaa waxaa si wadajir ah u fuliyay Ciidamada Kumaandooska Danab iyo Kumaandooska Gor-Gor ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, iyadoo ujeedkiisu ahaa in lagu baacsado Shabaab-ka ku dhuumaaleysanaya deegaannada...

Dowladda Soomaaliya oo beenisay in Shiinaha uu si sharci darro ah uga Kalluumeysato Xeebaha dalka
Post

Dowladda Soomaaliya oo beenisay in Shiinaha uu si sharci darro ah uga Kalluumeysato Xeebaha dalka

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Iyada muddooyinkii dambe ay soo baxayeen in ay jiraan Maraakiib laga lee yahay dalka Shiinaha, ay sifo sharci darro ah uga kalluumeysanayaan xeebaha Soomaaliya, ayaa arrintaas waxaa beenisay wasaaradda Kalluumeysiga iyo dhaqaalaha Buluugga ee xukuumadda Soomaaliya. Qoraal kazoo baxay wasaaradda Kalluumeysiga, ayaa difaacday Maraakiibta Kalluumeysiga ee Shiinaha in ay si sharci...

Jabuuti oo ciidamo dheeraad ah u soo direysa Soomaaliya
Post

Jabuuti oo ciidamo dheeraad ah u soo direysa Soomaaliya

Jabuuti ( Raxanreeb Online) Ciidamo cusub oo kamid noqonaya howlgalka midowga Afrika ee Soomaaliya, ayaa la filaya in maalinta berrito ah ay soo garaan Soomaaliya. Ciidamadan ayaa la sheegay in ay ka howlgali doonaan gobolka Hiiraan, si ay xoojiyaan ciidanka ka socda dalkaasi ee horay u joogay Soomaaliya, sida ay xaqiijiyeen xubno katirsan saraakiisha ciidanka....

PUNTLAND: Newly Recruited Police Officer Shot Dead in Galkayo
Post

PUNTLAND: Newly Recruited Police Officer Shot Dead in Galkayo

A police officer was shot dead on Tuesday night in the northern part of Galkayo, Mudug region, in an incident that authorities say is currently under investigation. The victim, Ahmed Ali Issa, widely known by his nickname “Dulyare,” was among a group of newly recruited police officers recently deployed to strengthen security operations in the...

Political crisis deepens between Mogadishu and Baidoa
Post

Political crisis deepens between Mogadishu and Baidoa

Reports indicate a deepening political dispute between senior leaders of the Federal Government of Somalia and the President of South West State, Abdiasis Hassan Mohamed (Laftagareen). Sources familiar with the situation say the disagreement involves several federal ministers, with relations between Villa Somalia and the South West administration described as increasingly strained and entering a...

SOMALIA: Clashes erupt in Bay region as opposition challenges South West administration
Post

SOMALIA: Clashes erupt in Bay region as opposition challenges South West administration

Armed clashes erupted today in Qansaxdheere district in Somalia’s Bay region between forces affiliated with the South West State administration and an opposition group identifying itself as the South West Salvation Forces. The commander leading the opposition forces involved in the fighting told Mustaqbal Media that the confrontation stems from long-standing grievances related to what...

Maxey kawada hadleyn wasiir Fiqi iyo danjiraha Qatar ee Soomaaliya ?
Post

Maxey kawada hadleyn wasiir Fiqi iyo danjiraha Qatar ee Soomaaliya ?

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa kulan la qaatay Danjiraha Dowladda Qatar u fadhiya Soomaaliya, Danjire Dr. Cabdullaahi Bin Saalim Al-Nucaymi. Intii uu socday kulanka, Wasiir Fiqi ayaa muujiyay garab-istaagga buuxa ee Dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed ay la garab taagan yihiin Dowladda iyo shacabka Qatar, kaddib weerarradii xadgudubka ahaa ee dhawaan...