Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa Maanta Magaalada Baydhabo kusoo bandhigay Ciidamo aad u farabadan, kuwaas oo maamulku sheegay in loogu talo galay inay la dagaalamaan ururka Al-Shabaab
Author: Mohamed Jibril (Mohamed Jibril)
Ra’ila Odinga oo sheegay in uu ixtiraamayo go’aanka Maxkamadda Sare ee Kenya
Musharrixii doorashada lagaga guuleystay ee Kenya Raila Odinga ayaa sheegay in uu ixtiraamayo go’aan kasoo baxay maxkamadda sare oo ay ku taageertay guushii uu ka gaaray musharraxa kale ee la loollamay doorashada ee William Ruto, inkastoo uu sheegay in uu “si weyn uga soo horjeestay
Maxaa ku soo kordhay howlgalkii Dowladda ay ku qaadday Basra ?
sida gaarka ah u tababaran ee Haramcad & kuwa Duufaan ee NISA ayaa howlgal qorshaysan ka fuliyay deegaanka Basra oo kuyaalla duleedka degmada Deeyniile iyo deegaano kale oo ku dhow dhow, halkaas oo ay ku sugnayeen Xubno katirsan Ururka Al-Shabaab
10 qof ayaa lagu dilay Canada weerar Toorrey oo ka dhacay
Ugu yaraan 10 qof ayaa lagu dilay 15 kalena waa lagu dhaawacay weeraro mindiyeyn ah oo ka dhacay laba deegaan oo baadiye ah oo ku yaalla dalka Canada Axaddii, waxaa sidaas sheegay booliska oo billaabay ugaarsiga laba tuhunsane
Ururka Xamaas ayaa daldalay Rag loogu shakiyay inay Isra’il Basaas u ahaayeen
Ururka Xamaas ayaa labo nin oo Falastiini ah, oo lagu eedeeyay inay la shaqeynayeen Israa’iil, ayaa lagu toogtay Marinka Gaza, sida ay sheegtay maamulka wasaaradda arrimaha gudaha ee Xamaas ay maamusho.
Maamulka Kisumu oo uu kasoo jeedo Raila oo u jawaabay Mareykanka
Barasaabka maamul goboleedka Kisumu ee dalka Kenya, ayaa ka jawaabay digniin la xiriirta socdaalka, oo ay safaaradda Mareykanka qeybteeda maamulkaasi ay soo saartey, taasi oo ku boorineysay muwaadiniintooda inay feejignaadaan, ka hor inta aanu soo bixin go’aanka Maxkamadda Sare ee dacwadda natiijada doorashada madaxweynenimada
Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo sheegay sida looga adkaan karo Al-Shabaab
Ergeyga gaarka ah ee madaxweynaha u qaabilsan gurmadka abaaraha, Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa ka hadlay xaaladda ammaan ee dalka, gaar ahaan kororka weerarada ay geysanayaan Al-Shabaab.
Saraakiisha Ciidamada xoogga dalka iyo kuwa ATMS oo ka shiray Amniga Shabeellaha Hoose
Saraakiisha Ciidamada xoogga dalka iyo kuwa ATMS oo ka shiray Amniga Shabeellaha Hoose
ATMS oo sheegtay inay qaadayaan weerar culus kaddib weerarkii Al-Shabaab
Howlgalka Midowga Afrika ee ka socda Soomaaliya, isla-markaana magaciisa loo soo gaabiyo ATMIS ayaa shaaca ka qaaday inay jawaab deg-deg ah ka bixin doonaan weerarkii ay Al-Shabaab la fulisay duleedka magaalada Beledweyne, kaas oo lagu laayey dad shacab ahaa, laguna gubay ku dhowaad 10 gaari
Ku Xigeenka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay oo gaaray Baydhabo
Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Wafdi uu Hogaaminayey ku xigeenka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ahna Madaxa UN-OCHA Martin Griffiths









