Wasiirka Batroolka iyo Macdanta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdirisaaq Cumar Maxamed ayaa sheegay in dagaallada ka dhanka ah ‘AS’ ee Gobolka Hiiraan Dowlad-Goboleedka Hir-Shabeelle wax badan laga bartay.
Author: Mohamed Jibril (Mohamed Jibril)
Magangalyo doon Erateriyaana iyo booliska Israa’il oo isku dhacay
Tobonneeyo qof ayaa ku dhaawacmay, kuwaas oo qaarkood ay ku dhacday rasaas, intii ay socdeen isku dhacyo dhexmaray booliska iyo dhalinyaro magangalyo doon ah oo u dhashay Erateriya magaalada Talaabiib.
Madaale muxuu ka yiri deegaanadii laga soo baxay?
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa shir guddoomiyay kulanka Guddoonka sare ee Maamulka Gobolka Banaadir, kaas oo ka dhacay xarunta dowladda hoose ee Xamar.
Cali Jeyte oo ka hadlay safarka Xasan Sheekh ee Maxaas
Guddoomiyihii hore ee gobolka Hiiraan Cali Jeyte oo maanta Maxaas tegay ayaa ka hadlay dagaalka Al-Shabaab, safarka Madaxweynaha iyo go’aankiisa siyaasadeed.
Saldhiggii ugu weynaa ee Al-shabaab ee gobollada Mudug iyo Galguduud oo la burburiyay
Duqeyn dhinaca cirka ah ayaa lagu burburiyay saldhiggii maleeshiyada Al-shabaab ee deegaanka Dumaaye ee degmada Xarardheere ee gobolka Mudug, kaas oo ahaaa ‘halka ay ka abaabuli jireen weerrada ay ku qaadaan gobollada Mudug iyo Galguduud’.
Hoggaamiyaha Jabhadda Gacanlibaax oo ka hadlay hub-dhigistooda
Ninka hoggaaminaya kooxda hubeysan ee buurta Gacanlibaax Maxamed Xasan Kayd 'Ofwareen' ayaa ka horyimid heshiiskii doorashada Somaliland iyo hub-u-dhigista jabhadda ee ay horey u aqbaleen beeshiisa iyo xisbiga mucaaradka Wadani iyo Xisbiga talada haya ee Kulmiye.
Waare oo uga digay madaxweyne Xasan in uu la safro Wasiirkiisa Gaashaandhiga
Madaxweynihii hore ee Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa digniin u diray madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo la filayo in uu dhawaan booqdo deegaano ay ka mid tahay deegaanka Maxaas ee gobolka Hiiraan.
DF oo sheegtay in ay ku beegsadeen Shabeellaha Hoose 20 ka mid ahaa Al-Shabaab
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa dhagax dhigay dhismaha wadda Laami ah oo laga hirgalin doono Waddada Ciise Cabdi ee degmada Deyniile oo ka bilaabato Isgooska Ifka Xalane islamarkaana sii marta xaruntii hore ee idaacadii Hornafric.
Madaale oo sheegay in lala xisaabtamayo Shirkadaha dhisa guryaha
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa dhagax dhigay dhismaha wadda Laami ah oo laga hirgalin doono Waddada Ciise Cabdi ee degmada Deyniile oo ka bilaabato Isgooska Ifka Xalane islamarkaana sii marta xaruntii hore ee idaacadii Hornafric.
Muxuu yahay Heshiiska Golaha Wasiirada DFS ansaxiyeen ee Itoobiya lala soo galay
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Xamza Cabdi Barre ayaa maanta guddoomiyay kulanka todobaadlaha ah ee golaha wasiirada, kaas oo looga hadlay arrimo xasaasi ah.









