Author: Mohamed Jibril (Mohamed Jibril)

Maxay tahay kooxda Al-shabaab ee dhawaan uu goolasha ka dhaliyay Ronaldo
Post

Maxay tahay kooxda Al-shabaab ee dhawaan uu goolasha ka dhaliyay Ronaldo

Kooxda Kubadda Cagta al-Shabab ama Naadiga Kubadda Cagta Dhallinyarada, waa koox kubbadda cagta ah oo ka dhisan dalka Sucuudi Carabiya, fadhigeeduna yahay magaalada Riyaadh. Waxaa la aas aasay sanadkii 1947-dii, waxaana markii hore loo bixiyay Shabaab Al Riyaadh, taasoo macnaheedu yahay Naadiga Dhalinyarada ciyaaraha ee Riyaadh, balse sanadkii1967-dii ayaa loo bixiyay magaca Al Shabaab.