Author: Mohamed Jibril (Mohamed Jibril)

Soomaaliya iyo Sucuudiga maxay kawada hadleen
Post

Soomaaliya iyo Sucuudiga maxay kawada hadleen

Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi ayaa maanta Safaaradda ku booqday Safiirka Boqortooyada Sacuudiga Carabiya u fadhiya Muqdisho mudane Axmed Bin Maxamed Almowlid.

ATMIS  iyo Al-Shabaab oo ku dagaallamay Bakool
Post

ATMIS iyo Al-Shabaab oo ku dagaallamay Bakool

Ciidamo katirsan kuwa Dowladda Federaalka ee Itoobiya oo u diiwaangashan howlgalka KMG ah ee Midowga Afrika ATMIS iyo dagaalamayaal katirsan ‘AS’ ayaa ku dagaalamay inta u dhaxeysa Magaalooyinka Rabdhuure iyo Waajid ee Gobolka Bakool DG Koofur Galbeed.

Cabdiraxmaan Cirro musharrax Xisbiga Waddani oo digniin u diray Maxkamadda sare
Post

Cabdiraxmaan Cirro musharrax Xisbiga Waddani oo digniin u diray Maxkamadda sare

Iyadoo shalay guddiga doorashooyinka Jamhuuriyadda iskeed madax bannaanida ugu dhawaaqday ee Somaliland uu maxkamadda u diray dalab u aaddan kala caddeynta habka loo galayo doorashooyinka iyo tan lagu hormarayo, ayaa musharrax xisbiga mucaaradka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi Cirro waxaa uu sheegay in xaaladaha taagan looga bixi karo doorasho la isla oggol yahay.