Garoowe (Raxanreeb online) – Madaxweynaha maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo maanta khudbad u jeediyay, ayaa si weyn uga hadlay xaalada siyaasadeed ee dalka ka jirta, gaar ahaan khilaafka u dhaxeeya Puntland iyo dowladda Federaalka Soomaaliya. Sidoo kale, madaxweyne Deni ayaa sheegay in xaalada siyaasadeed ee dalka haatan uu ku jiro ay tahay midii ugu...
Author: mowliid A (mowliid A)
Cabsida laga qabo ciyaal weero oo markale kasoo cusboonaatay mid kamid ah degmooyinka gobolka Banaadir.
Muqdisho (Raxanreeb online) – Bulshada ku dhaqan magaalada Muqdisho ayaa muddooyinkii dambe si weyn uga nastay dhibaatada ciyaalka weerada, waxaana degmooyinka caasimadda laga dareemay xasillooni iyo amni markii ay meesha ka baxeen ciyaal weerarada. Sidoo kale, Xaafado katirsan degmooyinka gobolka Banaadir waxaa hadda mar kale kasoo ifbaxaya ciyaalkii weerarada, waxaana wel wel iyo cabsi hor...
Ibrahim Caqiil oo lagu dilay duqeyn ay Isra’iil Jimcihii shalay ka fulisay Caasimada Lubnaan ee Beyruut.
Beyruut (Raxanreeb online) – Israa’iil ayaa duqeyn naadir ah oo ay Jimcihi shalay ka fulisay caasimadda Lubnan ee Beyruut ku dishay 14 qof oo uu ku jiray abaanduule sare oo ka tirsan ururka Xisbullah. Sidoo kale, duqeynta oo lagu bartilmaameedsaday guri ku yaalla xaafadda ay dadka aadka ugu badanyihiin ee Daaxiya ee koonfurta Beyruut, ayaa...
Xasan Sheekh”Hub in laga ganacsado waa sharci darro dowladda waa kula dagaalami doontaa, gurigaaga ayaa saq dhexe laguugu soo dhici doonaa, yaan lagu sirmin arrintaas”
Muqdisho (Raxanreeb online) – Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa digniin adag kasoo saaray hubka sharcidarada ah ee lagu heysto magaalada Muqdisho, waxa uuna caddeeyay in lala dagaallami doono dadka guryaha ku heesta hubka. Sidoo kale, Xasan Sheekh ayaana sheegay in la hirgalinayo sharciga la-dagaalanka hubka sharcidarada ah, waxa uuna xusay in mamnuuc tahay in...
DF oo cambaareysay hubka u yimid Puntland.
Muqdisho (KAAB TV) – Wasaaradda Arrimaha Dibadda Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay inay cambaareyneyso hubka iyo rasaasta u soo degey Dowladda Puntland. Wasaaradda ayaa war saxaafadeed ku qoran luuqadda English ku sheegtay in hubka oo ka yimid Ethiopia ku soo galay sharci darro, uuna halis ku yahay amaanka iyo xasiloonnida dalka iyo kan gobolka. Maanta...
Soomaaliya oo saxiixday heshiis ay Addis Ababa qeyb katahay +ujeedka saxiixa heshiiska.
Addis Ababa (Raxanreeb online) – Shalay waxaa magaalada Addis Ababa ee caasimada dalka Ethiopia ka dhacay saxiix ay qeyb weyn ka aheyd Soomaaliya iyo dalal kale, sida laga soo xigtay Warbaahinada ka howlgala gudaha dalka Ethiopia. Sidoo kale, saxiixan oo ahaa qorshaha guud ee dalxiiska waara ee sanadka 2024-2034, ayaa waxaa saxiixay wasiiradda dalxiiska Urur...
Khilaafka dowladda federaalka & koonfur Galbeed oo heshiis horudhac ah laga gaaray.
Beydhabo (Raxanreeb online) – Warar hoose oo soo baxaya ayaa sheegaya in isfaham horudhac ah laga gaarey khilaafkii u dhaxeeyay maamulka Koonfur Galbeed iyo dowladda federaalka ah ee Soomaaliya. Ilo ku dhow dhow labada madaxtooyo ayaa xaqiijiyay in Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Mahad Cabdiraxmaan uu xalay telefoonka kuwada hadalsiiyay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh iyo Madaxweynaha...
Milateriga Isra’iil oo weeraro cirka ah ku qaaday saldhigyada Milateri ee Xisbullah.
Lubnaan (Raxanreeb online) – Millateriga Israa’iil ayaa sheegay in diyaaradaheeda dagaalka ay duqeeyeen in ka badan boqol xarumood oo laga soo tuuro gantaallada kooxda xisbullah, kuwaas oo ku yaala Koonfurta waddanka Lubnaan. Waxay sidoo kale sheegeen in ganaataallada qaar ay u diyarsanayeen in la rido. Duqeymaha dhanka cirka ah ee ballaaran ayaa imanaya iyadoo wasiirka...
Xildhibaanad Sareedo oo loo diiday in ay tagto degaankeeda sababo laxiriira khilaafka Villa Somalia & Koonfur Galbeed.
Muqdisho (Raxaanreeb online) – Xildhibaan katirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya kana soo jeeda deegaannada maamulka Koonfur Galbeed, ayaa saakay loo diiday in ay ka dhoofto garoonka diyaaradaha Aadan Cadde, iyada oo kusii jeeday magaalada Baydhabo. Xildhibaannad Sareedo oo loo diiday in ay u dhoofto magaalada Baydhabo ayaa kamid ah kuwa si weyn u taageersan Madaxweyne Laftagareen,...
Madaxweyne Biixi oo kulan laqaatay wafdi ka kala socday Kenya iyo Ethiopia.
Hargeysa (Raxanreeb online) – Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa qaabiley wefdi ballaaran oo ka kooban xildhibaano iyo masuuliyiin kala duwan oo ka socda dalalka Kenya iyo Ethiopia oo Somaliland u joogay shir ay soo qaban-qaabisay Wasaaradda Shaqo-gelinta Arrimaha Bulshada Iyo Qoyska Somaliland oo muhiimadiisu ahayd dhiirigelinta haweenka iyo khibrad wanaaga arrimaha haweenka. Sidoo kale,...









