Garoowe ( Raxanreeb Online) Axmed Jaamac Maxamed Idiris ayaa si rasmi ah u noqday mudane ka tirsan golaha wakiilada Puntland, kaddib markii uu buuxiyay booskii uu baneeyay Abwaan Cabdirashiid Yuusuf Jibriil. Fadhigii maanta ee Baarlamaanka Puntland ayaa lagu dhaariyay xubintan, kaddib markii uu soo maray habraacyadii sharci ahaa ee loo baahnaa, sida uu dhigayo xeer-hoosaadka...
Kenya oo ka hortagay weerar kooxda AS, ay qorsheynayeen inay ka fuliyaan Garissa
Garissa ( Raxanreeb Online) Dowladda Kenya, ayaa sheegtay in ay fashilisay weerar ay maleeshiyaadka Al-shabaab, qorsheynayeen in ka fuliyeen gobolka Waqooyi Bari. Ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee Special Operation Group ( SOG), ayaa guul ka gaaray howlgal ay kaga hortageen isku dayga weerarka Al-shabaab ay ku doonayeen in ay ka geystaan deegaan u...
Yahuuda oo duqeyn ku dishay in ka badan 50 qof Falastiiniyiin ah
New York ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump, ayaa Arbacada maanta sheegay in “waxba” aysan khatar gelin doonin xabbad joojinta Gaza, xitaa iyadoo Israa’iil ay sii waddo duqeymaha ay ka geysatay Qaza oo ay ku dhinteen ku dhawaad 60 qof “Waxay dileen askari Israa’iili ah, sidaas darteed Israa’iiliyiintu way ka jawaabeen, waa inay ka...
Cali Guudlaawe oo isbadal ku sameeyey qaar kamid ah golaha wasiirrada Hir-shabeelle
Jowhar ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha dowlad goboleedka Hir-shabeelle Cali Guulaawe Xuseen oo soo saaray digreeto ayaa isbadal ku sameeyey golaha wasiirrada ee Hir-shabeelle. Digeerada madaxweynaha ayaa lagu saleeyey qoddobada 56-aad iyo 57-aad ee Dastuurka Dowlad goboleedka Hir-shabeelle iyo sida ay muhiimad ugu leedahay in la helo wasiirro gudan karo waajibaadkooda shaqo. Isbadalkan ayaa sameeyey hoggaanka...
Faah faahino kasoo baxeysa dagaal xalay ka dhacay degmada Kaxda ee Muqdisho
Muqdisho ( Raxanreeb Online) War kasoo baxay Ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee Haramcad ayaa lagu sheegay in ay fashiliyeen weerar Al-Shabaab ay ku soo qadeen fariisin ay ku lee yihiin degmada Kaxda ee gobolka Banaadir. Weerarka ayaa si gaar ah uga dhacay inta u dhaxeeysa qabuuraha Kaxda iyo deegaanka Maracade, oo ku began...
Maxay kawada hadleyn Madaxweyne Deni iyo Isimada gobolka Mudug?
Garoowe ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xalay madaxtooyada Garowe kulan kula qaatay isimada, ganacsatada iyo siyaasiyiinta gobolka Mudug, kaas oo looga hadlay amniga iyo horumarinta gobolkaas. Isimada Mudug oo hoggaaminayay Islaan Bashiir Islaam Cabdulle ayaa madaxweynaha la wadaagay xaaladda amniga ee gobolkaas oo ay qayb ka tahay aanaysiga qabiilka....
Duufaantii ugu xoogganeyd sanadkan oo ku dhufatay Jamaica
Jamaica ( Raxanreeb Online) Saddex qof ayaa ku dhintay Jamaica iyada oo wajaheysa duufaantii adduunka ugu xoogga badnayd sanadkan – oo laga yaabo inay tahay tii ugu xoogga badnayd ee jasiiradda – iyada oo khubarrada saadaasha hawada ee Mareykanka ay ka digayaan “masiibo iyo xaalado nololeed”. Xawaaraha dabaysha oo ah ilaa 175mph (282km/h), Duufaanta Melissa...
Wasiirka arrimaha dibadda ee XFS oo booqday xarunta xasuusta Kigali ee …
Kigali ( Raxanreeb Online) Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa booqasho ku jooga magaalada Kigali, caasimadda dalka Rwanda, ayaa booqasho sharafeed ku tagay Xarunta Xusuusta Kigali (Kigali Memorial) iyo Matxafka Ololaha Lagaga Hortagay Xasuuqa ee ku yaalla Baarlamaanka Rwanda halkaas oo uu xusuus iyo tixgelin u...
Masar iyo hay’adda laanqeeyrta cas oo ku biiray baadigoobka meydadka Qaza
Qaahira ( Raxanreeb Online) Kooxo ka socda Masar iyo hay’adda Laanqeyrta Cas ee Caalamiga ah (ICRC) ayaa loo oggolaaday inay raadiyaan meydadka la haystayaashii la qafaashay intii lagu jiray weerarradii 7-dii Oktoobar, sida ay xaqiijiyeen mas’uuliyiinta Israa’iil. Xukuumadda Israa’iil ayaa sheegtay in kooxahan loo oggolaaday inay ka baaraan meel ka baxsan waxa loogu yeero “khadka...
Ciidanka macawiisley oo weerar khasaaro geystay ku qaaday deegaanka Gaabo
Hiiraan ( Raxanreeb Online) Faah faahino dheeraad ah ayaa laga helaya weerar xalay ay ciidanka deegaanka ee macawiisleyda Hiiraan, ay ku qadaan fariisin kooxda Al-shabaab ay ku lee yihiin deegaanka Gaabo oo hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan. Ciidamada macawiisleyda, ayaa la sheegay in dhowr jiho ay ka weerareen dagaalamayaasha Shabaab ee ku sugnaa halkaas,...









