Category: Warar

Home » Warar
Gaajo ayay u dhiman doonaan shaqaalle saraan Markab ay haystaan Burcadbeeda.
Post

Gaajo ayay u dhiman doonaan shaqaalle saraan Markab ay haystaan Burcadbeeda.

Dhakar (Raxanreeb )- Markabka laga leeyahay dalka Bangladesh ee u afduuban burcad-badeedda Soomaalida ayaa la filayaa inuu dhowaan ka go’o saadka. MV Abdullah ayaa weli u afduubay burcad-badeedda, inkastoo ay jireen warar sheegaya in wada-hadallo ay usoo bandhigeen milkiilayaasha. Ururka saraakiisha badaha, milkiilayaasha markabka iyo ururka kalluumeysatada ayaa warkan u xaqiijiyay warbaahinta dalkaas. Markabka ayaa...

Golaha wasiirada  oo kulan xasaasi ka yelatay soo sarista shidaalka dalka.
Post

Golaha wasiirada  oo kulan xasaasi ka yelatay soo sarista shidaalka dalka.

Muqdisho (Raxanreeb )- Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo galabta yeeshay kulan deg-deg ah, ayaa ansixiyey Heshiis ku saabsan soo saarista Shidaalka iyo Gaaska, kaas oo ay wada galeen Soomaaliya iyo Turkiga. Qodobada ugu muhiimsan heshiiska ayaa qoraya in Dowladda Turkiga ay naga caawiso dhanka wax soo saarka shidaalka, sahminta iyo daareysiintiisaba, si ay...

Damaca Xasan Sheekh ee Dastuurka oo daah laga qaaday.
Post

Damaca Xasan Sheekh ee Dastuurka oo daah laga qaaday.

Muqdisho (Raxanreeb )- Markii ugu horaysay taariikhda siyaasada Soomaaliya ayaa waxaa dhici karta in xildhibaan uu Sabtiga u codeeyo Baarlamaan aan Madaxweyne dooranaynin Raisal Wasaarana xil ka qaadi karin. Waxaa la yaab leh in xitaa la aamini waayey habraacii lagu muransanaa ee dib u eegista dastuurka, kaasoo dhigaya in marka ay doodda xildhibaannada soo idlaato,...

Barlamaanka oo dood ka leh Dastuurka & fashil qarka loo saraan yahay.
Post

Barlamaanka oo dood ka leh Dastuurka & fashil qarka loo saraan yahay.

Muqdisho (Raxanreeb )-  Maanta oo Khamiis ah markale  waxaa Villa Hargaysa kulan ku yeelanaya ,  xubnaha  Barlamaanka Soomaaliya si dood kale ay ugu yeesheen wax ka beddelka Dastuurka. Kulankan waxa  uu ahaa inuu qabsoomo shalay oo Arbaca ahayd hase ahaatee waxaa ku yimid dib u dhac ka dib markii ay soo baxeen cadaasi ku saabsan...

In ka badan 9 qof oo ku geeriyooday shil naxdin leh oo ka dhacay Muqdisho.
Post

In ka badan 9 qof oo ku geeriyooday shil naxdin leh oo ka dhacay Muqdisho.

Muqdisho (Raxabreeb ) Isgoyska Jubba ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa ku geeriyoooday in ka badan sagala qof ka dib shil halkaas ka dhacay.Gaari Kanteenar ah ayaa waxaa ku dul habsaday oo ku rogmaday baabuur nooca dadwaynaha qaada oo ay saarnayeen shacab. Geerida dadkaas waxaa barbar socda dad badan oo ku dhaawacmay shilkaas oo ahaa kii...

XOG : Sababta dib u dhaca  kulanka Barlamaanka ee meelmarinta Dastuurka.
Post

XOG : Sababta dib u dhaca  kulanka Barlamaanka ee meelmarinta Dastuurka.

Muqdisho (Raxanreeb) –Maanta oo Arbaca ah waxa dib u dhac uu ku yimid kulan Villa Hargaysa ay ku yeelan lahaayeen  Barlamaanka labadiisa Aqal waxaana soo baxaya xog ku saabsan sababta  baaqashada kulanka. Xildhibaanada ay  qorshaha ugu jiray maanta  meel marinta cutubyo ka mid ah Dastuurka oo dood adag wali ay ka taagan tahay habka loo...

Goormee la Maxkamadaynayaa Burcadbadeed Soomaali ah oo lagu hayo India ?
Post

Goormee la Maxkamadaynayaa Burcadbadeed Soomaali ah oo lagu hayo India ?

Mumbai (Raxanreeb )- Dalka India waxa lagu hayaa koox burcad badeed Soomaali ah kuwaas o dhawaan gacanta ku dhigay ciidanka Badda Hindia iyaga oo haystay Markabka Ganacsiga ee MV Ruen. Dhallinyaradan  oo gaaraya 35 ayaa la shaaciyay waqtiga ay ka soo muuqan doonaan Maxkamada si loogu qaado eedaha loo haysto ee la xiriira falal burcadbadeednimo...

Dagaal ciidanka dowladda iyo Alshabaab ku dhexmaray duleedka Xarardheere.
Post

Dagaal ciidanka dowladda iyo Alshabaab ku dhexmaray duleedka Xarardheere.

Xarardheere (Raxanreeb )-  Ciidanka Dowladda Soomaaliya iyo kooxda Al- Shabaab ayaa weerar ku dhaxmaray maanta duleedka degmada Xarardheere ee gobolka Mudug. Dagaalkan waxaa uu ka danbeeyay ka dib markii ciidanka Dowladda Soomaaliya weerar ay ku qaadeen fariisimo kooxda Al- Shabaab ay ku lahaayeen duleedka degmada Xarardheere. Sida dadka deegaanka ay sheegayaan waxa la maqlayay daryanka...

Wadahadaladii Israa’iil  & Xamaas oo fashil ku dhow.
Post

Wadahadaladii Israa’iil  & Xamaas oo fashil ku dhow.

GAZA (Raxanreeb )- Wadahadalladii u dhaxeeyay Israel iyo Ururka Xamaas ayaa ku dhow inuu burburo, kadib markii la isku mariwaayay sida ay wax u socdaan  oo aan ku qancin labada dhinac. Israel ayaa ku dhawaaqday in ay ka go’an tahay in Xamaas ay kaga awood roonaato dagaalka, taas oo garabka kale ka careysiisay, xilli laga...