Category: Warar

Home » Warar » Page 32
Askar dad shacab dhac ah u geeysanayay oo lasoo qabtay
Post

Askar dad shacab dhac ah u geeysanayay oo lasoo qabtay

Muqdisho ( Raxanreeb Oline) Howlgal ay sameyeen ciidanka booliska Soomaaliya, gaar ahaan kuwa ka howlgalla saldhigga degmada Garasbaleey, ayey gacanta ku soo dhigeen rag ku eedeysan in dad shacab ah dhac u geysanayeen. Raggan la qabtay ayaa ka tirsan askar katirsan ciidanka dowladda , waxaana la qabtay iyaga oo dhac ka geysanaya waaxda Siinka dheer...

Maxaa looga hadlay kulanka maanta ee golaha wasiirrada ee XFS ?
Post

Maxaa looga hadlay kulanka maanta ee golaha wasiirrada ee XFS ?

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankooda toddobaadlaha ah, ayaa ka dhageystay Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha, warbixinno la xiriira diyaar-garowga doorashooyinka hal qof iyo hal cod, ee la qorsheynayo in dalka laga qabto. Guddiga ayaa Golaha la wadaaggay xogta liiska ku-meel gaarka ah ee...

Maamulka waqooyi Bari oo cadeeyey inaysan sii deeyntoonin maxaabiista ciidamada Somaliland
Post

Maamulka waqooyi Bari oo cadeeyey inaysan sii deeyntoonin maxaabiista ciidamada Somaliland

Laascaanood ( Raxanreeb Online) Maamulka waqooyi Bari ee Soomaaliya, ayaa ka hadlay siideynta maxaabiista ciidamada Somaliland ee lagu qabtay dagaalkii ka dhacay xerada Gooje cadde sannadkii 2023-kii. Guddoomiyaha Baarlamaanka Waqooyi Bari, Dr Aadan Cabdullaahi ayaa sheegay in aysan suura gal aheyn in lasii daayo maxaabiista ciidamada Somaliland, iyada oo aan la gaarin heshiis nabadeed. “Ma...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo markale tagaya magaalada Kismaayo & Ujeedka safarkiisa
Post

Madaxweyne Xasan Sheekh oo markale tagaya magaalada Kismaayo & Ujeedka safarkiisa

Kismaayo ( Raxanreeb Online) Sida ay ilo wareedyo inoo xaqiijiyeen madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wefdi uu hoggaaminayo, ayaa markale tagi doonaa magaaada Kismaayo ee xarunta KMG u ah maamulka Jubbaland. Wararka ayaa waxa ay intaas ku darayaan in madaxweynaha uu kulan gaar ah la qaadan doono hoggaamiyaha Jubbaland Axmed Madoobe, isaga oo kala...

Trump oo cunaqabatayn kale ku soo rogay Ruushka, eedna u jeediyey Putin
Post

Trump oo cunaqabatayn kale ku soo rogay Ruushka, eedna u jeediyey Putin

New York ( Raxanreeb Online) Maraykanka ayaa ku dhawaaqay cunaqabatayn cusub oo lagu beegsanayo labada shirkadood ee saliidda ee ugu waaweyn Ruushka – Rosneft iyo Lukoil – si ay ugu cadaadiyaan Moscow inay ka xaajoodaan heshiis nabadeed oo laga gaaro dagaalka Ukraine. “Mar kasta oo aan la hadlo Vladimir, waxaan la yeeshaa wada-hadallo wanaagsan, ka...

Muhaajiriin ku dhimatay doon ku degtay xeebaha Tunisia
Post

Muhaajiriin ku dhimatay doon ku degtay xeebaha Tunisia

Tunisia ( Raxanreeb Online) Ku dhwaad 40 qof ayaa lagu soo warramayaa in ay ku dhinteen xeebaha dalka Tunisia kaddib markii ay gaddoontay dooni ay saarnaayeen oo u soctay dalka Talyaaniga, sida lagu sheegay warbixin ka soo baxday dowladda Tunisia. Dadka doonyahaasi saarnaa ayaa lagu sheegay in intooda badan ay ka soo jeedeen waddamada Saxaraha...

Aabe iyo labadiisa Wiil oo aano qabiil looga dilay deegaanka Awgaduud…
Post

Aabe iyo labadiisa Wiil oo aano qabiil looga dilay deegaanka Awgaduud…

Wanlaweyn ( Raxanreeb Online) Wararka inaga soo gaaraya deegaanka Awgaduud ee hoostaga degmada Wanlaweyn ee gobolka Shabeellaha Hoose, ayaa ku waramaya in Aabe iyo labadisa wiil ay maleeshiyaadka hubeysan ku dileen beertooda. Wararka ayaa waxa ay intaas ku darayaan in ragga la toogtay ay ahayeen beeraleey ku hawlanaa howlahooda nolaleed, isla markaana aysan galabsan balse...

Ciidamo katirsan Puntland oo xirtay wadada muhiim ah
Post

Ciidamo katirsan Puntland oo xirtay wadada muhiim ah

Boosaaso ( Raxanreeb Online) Wararka inaga soo gaaraya magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland, ayaa sheegaya in ciidamo katirsan Puntland ay xirteen wadada u dhaxeeysa deegaanka Karin iyo magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga ee Puntland. Ciidamada wadada xirtay, ayaa la soo warinaya in ay ka amar qataan ganacsade Bashiir Shanle oo kamid ah ganacstada khaadka...

Ciidanka Booliska Somaliland oo beeniyay warar laga faafiyay mid kamid ah shirkadaha ka howlgalla Hargeysa
Post

Ciidanka Booliska Somaliland oo beeniyay warar laga faafiyay mid kamid ah shirkadaha ka howlgalla Hargeysa

Hargeysa ( Raxanreeb Online) Ciidamada Booliska Somaliland ayaa hawlgal ay sameeyeen saacadihii lasoo dhaafay ku soo qabtay maamulka iyo shaqaalaha Ha’yadda Consilient Limited Company, kadib markii Ciidanka lagu wargeliyay in hay’addu waddo arrimo ku lid ah “jiritaanka  qaranimada Somaliland”. Qoraalka kasoo baxay hogaanka Baadhista Dambiyada (CID) ee Ciidanka Booliska Somaliland, oo sameeyay baaritaan qoto dheer,...

Dibadbaxayaal weeraray booliiska dalka Ireland
Post

Dibadbaxayaal weeraray booliiska dalka Ireland

Ireland ( Raxanreeb Online) Lix qof ayaa la xiray ka dib markii booliska Ireland lagu weeraray dhagxaan, baaruud iyo dhalooyin xilli ay ku sugnaayeen bannaanka hotel ay degganaayeen dad magangelyo doon ah magaaalda Dublin. Gaari booliis ah ayaa sidoo kale dab la qabadsiiyay hoteelka Citywest, fiidnimadii Talaadada. Ciidamo ka tirsan kuwa rabshadaha ka hortaga ayaa...