Day: July 5, 2023

Home » Archives for July 5, 2023
GAROOWE oo laga mamnuucday in lagu dhexsito hubka sharci darrada ah
Post

GAROOWE oo laga mamnuucday in lagu dhexsito hubka sharci darrada ah

Garoowe (Raxanreeb ) Magaalada – Garoowe ee xarunta ee maamulka Puntland waxaa maanta oo Arbaca ah waxaa ka dhacay shir looga hadlayay xaaladda amniga iyo shaqaaqooyinkii ka dhacay magaalada ee salka ku hayay arimaha doorashooyinka. Shirka waxaa ka soo qaybglay Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Cabdi Faarax Siciid Juxa, Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Amniga Ismaaciil Saleebaan Geelle,...

Cabdiraxmaan Cirro musharrax Xisbiga Waddani oo digniin u diray Maxkamadda sare
Post

Cabdiraxmaan Cirro musharrax Xisbiga Waddani oo digniin u diray Maxkamadda sare

Iyadoo shalay guddiga doorashooyinka Jamhuuriyadda iskeed madax bannaanida ugu dhawaaqday ee Somaliland uu maxkamadda u diray dalab u aaddan kala caddeynta habka loo galayo doorashooyinka iyo tan lagu hormarayo, ayaa musharrax xisbiga mucaaradka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi Cirro waxaa uu sheegay in xaaladaha taagan looga bixi karo doorasho la isla oggol yahay.

Shirka magaalada Laascanood maxaa looga hadlayaa ?
Post

Shirka magaalada Laascanood maxaa looga hadlayaa ?

Laasacanood (Raxanreeb ) Magaalada Laascanood ee gobolka Sool waxaa ka furmaya shir ujeedkiisu uu yahay xaaladaha gobolada Soo , Sanaag iyo Cayn halkaas oo wali dagaalo ay ka dhacayaan. Shirkan waxaa ku baaqay ismida iyo waxgaradka  goboladaas kuwaas oo sheegay in shirka uu ka daba socdo shirarkii hore ee  looga hadlayay aayaha deegaanada SSC. Waxaa...

Jubbaland ma doonayso in ATMIS dalka ay ka baxaan.
Post

Jubbaland ma doonayso in ATMIS dalka ay ka baxaan.

Kismaayo (Raxanreeb ) Dowladda Federaalka Soomaaliya  ayaa biloday qorshe Ciidanka Dowladda Soomaaliya si buuxda ay ugula wareegayaan goobaha ay banayeen ciidanka ATMIS. Goobaha ciidanka ATMIS la qoshaynayo in ay banayeen waxaa qayb ka ah Jubbaland halkaas oo ay ka howlgalaan ciidanka Kenya ee ATMIS. Maamul goboleedka Jubbaland ayaa sheegaya in xilliga aysan ku haboonayn in...

Al- SHABAAB oo weerar ku bilaabay goobihii ay baneeyeen Ciidanka ATMIS
Post

Al- SHABAAB oo weerar ku bilaabay goobihii ay baneeyeen Ciidanka ATMIS

Baardheere (Raxanreeb ) Weeraro kala duwan ayaa lagu soo waramayaa in kooxda Al- Shabaab saacadihii la soo dhaafay in ay ka gaysteen deegaano badan oo koonfurta iyo bartamaha dalka ah. Kooxda ayaa si gaar ah u beegsatay saldhigyo dhawaan ay baneeyeen ciidanka ATMIS ee howlgalka midowga Afrika  kaas oo qayb ka ah qorshaha dhimista ciidanka...