Muqdisho (Raxanreeb ) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre ayaa caawa sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada Xukuumadda JFS. Afhayeenka Xukuumadda Farxaan Maxamed Jimcaale ayaa faahfaahinaya isku shaandheynta iyo magacaabistan xubnaha cusub ee Golaha Wasiirrada. Biixi Iimaan Cige ayaa loo magacaabay Wasiirka Maaliyadda, iyadoo...
Day: July 8, 2023
Maraykanka oo sheegay in uu burburiyey hub halis ah oo uu hore u samaystay
Madaxweynaha Maraykanka Joe Biden ayaa xaqiijiyey in uu dalkiisu burburiyey hubkiisii kiimikada ahaa ee ugu dambeeyay.
Al-Shabaab oo weerar la beegsaday ciidamada Itoobiya
Wararka ka imaanaya gobolka Bakool ee ismaamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa sheegaya in dagaalmeyaal ka tirsan kooxda Al Shabaab ay weerar la beegsadeen ciidamo Itoobiyaan ah.
Buuq hareeyay fadhiga Barlamaank xukuumadda oo wajig gabax la kulantay
Muqdisho (Raxanreeb ) Buuq iyo sawaxan ayaa ka bilowday Xarunta Golaha Shacabka, kaddib markii qaar ka mid ah Xildhibaannada Golaha ay keeneen mooshin ay ku diidan yihiin qorshaha Xukuumadda ee Wasiirada lagu horkeenayo Golaha. Sheekh Aadan Madoobe oo furay kulanka ayaa ka hadlay mooshinkan, isaga oo la wadaagay xildhibaanada, si ay cod ugu qaadaan in...
Danab oo howlgallo miino baaris ka sameeyay inta u dhaxeeysa Kismaayo iyo Afmadow
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in ciidamada gaarka u tababaran ee DANAB oo howlgallo miino-baaris ah ka sameeay Degmooyinka Kismaayo iyo Afmadow ay kusoo saareen dhowr miino oo la geliyay Waddooyinka Magaalooyinkaas.
ATMIS iyo Al-Shabaab oo ku dagaallamay Bakool
Ciidamo katirsan kuwa Dowladda Federaalka ee Itoobiya oo u diiwaangashan howlgalka KMG ah ee Midowga Afrika ATMIS iyo dagaalamayaal katirsan ‘AS’ ayaa ku dagaalamay inta u dhaxeysa Magaalooyinka Rabdhuure iyo Waajid ee Gobolka Bakool DG Koofur Galbeed.
WFP ‘’ Waxaan dhimaynayaa 20% raashinka la siin jiray qaxootiga Dhadhaab ‘’
Raxanreeb (Dhadhaab ) Hay’adda cunnada Adduunka ee WFP ayaa dadka qaxootiga ah ee ku nool xeryaha Dhadhaab u sheegtay in raashinkii deeqda ahaa ee la siin jirey qaxootiga la dhimayo 20% laga billaabo bishan July. Hay’adda oo warkaa dadka ku gaarsiisay fariimo ay ugu dirtay telephone-nada gacanta ayaa talaabadaa ku macnaysay dhaqaale yari soo wajahday...
Suuqa Ganacsiga Degmada Afgooye oo xiran + sababta
Afgooye (Raxanreeb ) Maanta oo sabti ah waxaa gabi ahaanba xiran suuqa ugu way nee ganacsiga degmada Afgooye ee Shabeellaha hoose , halkaas oo la sheegay in aan wax ganacsi ah ka socon. Sid ay sheegeen dad halkaas ku sugan goobaha ganacsiga ee maanta xiran ayaa saamayn waxa ay ku yeelatay ganacsatada halkaas ku sugan...
WARBIXIN | Abaabul siyaasadeedka Sheekh Shariif ee ka dhanka ah Xasan Sheekh
Muqdisho (Raxanreeb ) Madaxwaynihii hore ee Dowladii KMG ahn mudane ka tirsan Golaha shacabka ee Barlamaanka Shariiif Sheekh Axmed tan iyo markii uu ku soo laabtay dalka waxa uu waday kulamo siyaasadeed. Inta badan kulamadan ayaa salka ku hayay xaaladda dalka uu ku jiro iyo waxa iska bedelay shaqada Dowladnimada tan iyo markii xilka markale...







