Day: July 9, 2023

Home » Archives for July 9, 2023
Soomaaliya iyo Sucuudiga maxay kawada hadleen
Post

Soomaaliya iyo Sucuudiga maxay kawada hadleen

Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi ayaa maanta Safaaradda ku booqday Safiirka Boqortooyada Sacuudiga Carabiya u fadhiya Muqdisho mudane Axmed Bin Maxamed Almowlid.

WARCUSUB : Xeer Ilaalinta Qaranka oo Mas’uuliyiin hor leh u xirtay Musuq
Post

WARCUSUB : Xeer Ilaalinta Qaranka oo Mas’uuliyiin hor leh u xirtay Musuq

Muqdisho (Raxanreeb ) Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa saddaxdii bil ee la soo dhaafay ku guuleystay in uu Baaris ku sameeyo afartan ruux oo ku eeddeysan in ay ku kaceen falal isugu jira Musuq-maasuq, xatooyo xoolo dadweyne, iyo ku tagrifal awoodeed Afartanka Ruux ee Baarista lagu sameeyay ayaa dhammaantood ah saraakiil dowladeed, waxaana...

Wasiirkii laga ”eryay” Wasaaradda Maaliyadda oo hadlay
Post

Wasiirkii laga ”eryay” Wasaaradda Maaliyadda oo hadlay

Muqdisho (Raxanreeb ) Wasiirkii Maaliyadda Soomaaliya Cilmi Maxamuud Nuur ayaa ka hadlay xilka qaadistii uu ku saameeyay  Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Barre. Cilmi Maxamuud Nuur oo qoraal uu soo dhigay Bartiisa Facebook ayaa sheegay intii uu xilka haayay uu  hormuud u ahaa barnaamijka dib-u-habeynta Maaliyadda, isla markaana uu ku faraxsan yahay xilka qaadista lagu...

XOG : Yaa ku baxaya wajiga labaad ee isku dhaandhaynta Golaha Wasiiradda ?
Post

XOG : Yaa ku baxaya wajiga labaad ee isku dhaandhaynta Golaha Wasiiradda ?

Muqdisho (Raxanreeb )  Xukuumadda Ra’iisulwasaare Xamse Cabdi Bare ayaa wajahaysa cadaadis xooggan  oo kaga imaanaya Golaha shacabka Soomaaliya sabab la xiriirta waxqabad la’aan muddo sanad ah . Ra’iisulwasaaraha ayaa culays kaga  yimid Madaxtooyadda Soomaaliya la sheegay in loogu qaaday  xubno ka mid ah   Golihiisa Wasiiradda , taas oo la sheegay in ay ahayd fariin uu...