Day: July 24, 2023

Home » Archives for July 24, 2023
Diyaarado maanta weeraray magaalada Moscow
Post

Diyaarado maanta weeraray magaalada Moscow

Diyaaradaha aan duuliyaha laheyn (Drone) ee Ukraine ayaa weeraray dhismooyin ku yaalla caasimadda Ruushka ee Moscow iyo bakhaar hub oo ku yaalla gobolka Crimea ee Ruushku ka goostay Ukraine, waxaa sidaas maanta sheegay saraakiisha Ruushka.

WARCUSUB :  Khasaaraha qaraxa ismiidaaminta ahaa ee ka dhacay Muqdisho oo korortay
Post

WARCUSUB :  Khasaaraha qaraxa ismiidaaminta ahaa ee ka dhacay Muqdisho oo korortay

Muqdisho (Raxanreeb ) Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax is-miidaamin ah oo maanta ka dhex dhacay xero ciidan oo ku taalla gudaha magaalada Muqdisho, gaar ahaan agagaarka xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga. Qaraxa oo loo malaynayo inuu ahaa qof walxaha qarxa isku soo xiray oo dareeska ciidamada xirnaa, ayaa beegsaday ciidan saf ku...

MUQDISHO : Markale ayaa lagu dilay masuul kale oo maamul goboleed ka tirsanaa
Post

MUQDISHO : Markale ayaa lagu dilay masuul kale oo maamul goboleed ka tirsanaa

Muqdisho (Raxanreeb ) Wasiir ka tirsanaa maamulka HIirshabeelle ayaa lagu toogtay degmada Huriwaa ee magaalada Muqdisho sid ay xaqiijiyeen masuuliyiin ka tirsan maamulka Hirshabeelle. Wasiirkii hore ee Beeraha iyo Waraabka maamulka Hirshabeelle Xasan Axmed Muudeey ayaa la sheegay in dilkaas ay ka danbeeyeen koox hubaysan kuwaas oo dilka ka dib goobta isaga baxsaday. Dowladda Soomaaliya...

Masuuliyiin ka mid ahaa Bankiga Dhexe ee Xasan Sheekh dartii isku casilay
Post

Masuuliyiin ka mid ahaa Bankiga Dhexe ee Xasan Sheekh dartii isku casilay

Muqdisho (Raxanreeb ) Magaalada Muqdisho waxaa guux badan uu ka dhashay is casilaada xubno udub dhaxaad u ahaa Bankiga Dhexe kuwaas oo shaqada isaga tagay. Iscasilaada sedax xubnood oo ka mid ah Guddiga  fulinta Bankiga dhexe ayaa timid waxyar uun ka dib markii Madaxwaynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya uu dib u magaacabay Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi Bankiga...

Magaalada Garoowe oo dadku farta wadnaha ay ku hayaan + heerka khilaafka
Post

Magaalada Garoowe oo dadku farta wadnaha ay ku hayaan + heerka khilaafka

Garoowe (Raxanreeb ) Magaalada Gawoowe ee caasimadda Puntland waxaa ka taagan walaac ay shacabku ka qabaan in dagaal uu ka dhaco, xilli isfaham darro ay jirto ku aadan xalinta khilaafka madaxweyne Deni iyo Mucaaradka oo Isimada Puntland ay garwadeenka ka ahaayeen. Waxaa xusid mudan in qeybo kamid xaafadaha magaalada Bulshadu ay bilaabeen in ay ka...