Day: July 29, 2023

Home » Archives for July 29, 2023
Wasiir Jaamac oo isku dayay qarinta xogta Weerarkii Jaale Siyaad – Golaha Shacabka
Post

Wasiir Jaamac oo isku dayay qarinta xogta Weerarkii Jaale Siyaad – Golaha Shacabka

Muqdisho (Raxanreeb ) Wasiirka Gaashaandiga oo  hortagay  Golaha  shacabka ayaa  lagu qasbay inuu ka jawaabo su’aalaha weerarkii Jaale Siyaad  , isaga oo sheegay  iney baaritaano socdaan, saraakiilna weerarkaasi ay u xiran yihiin. Hadalkan  Wasiirka Gaashaandhiga Cabduqaadir Maxamed Nuur waxa uu ka sheegay xarunta Golaha shacabka  uu uu maanta sabti ah geeyay Hidise sharciyeedka aas aasida...

Luuqadda  hooseysa ee Xasan Sheekh – Kulan ka dhacay Villa Somalia
Post

Luuqadda  hooseysa ee Xasan Sheekh – Kulan ka dhacay Villa Somalia

Muqdisho (Raxanreeb ) Madaxwaynaha  Dowladda Federaalka  Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo aan si faahfaahsan uga hadlin weerarkii askarta badan ay ku dhinteen ee Jaalle Siyaad ayaa  kulan la qaatay saraakiisha amniga Dowladda. Kulankan oo looga hadlayay amniga caasimaada iyo dagaalka ka dhan ah Al- Shabaab ayaa qayb ka mid ah lagu soo hadal qaaday weerarkii ...

Dablay hubeysan oo Muwaadin Soomaaliyeed ku dilay Koonfur Afrika
Post

Dablay hubeysan oo Muwaadin Soomaaliyeed ku dilay Koonfur Afrika

Eastern Cape (Raxanreeb ) Faah faahino dheeraad ah ayaa laga helayaa dil xalay kooxo hubeysan oo South Afrikaan ah ay magaalada Port Elizabeth ee gobolka Westren Cape ugu geysteen muwaadin Soomaaliyeed. Maxamed Deeq Madar oo loo yaqaanay Carab, waxa uu ku baxay Gacanta Ciidamo dhar cad ah oo sida la sheegey doonayey inay Dukaanka ka...

Beelo  dad badan iska dilay oo lagu heshiisiiyay Sh.Dhexe
Post

Beelo  dad badan iska dilay oo lagu heshiisiiyay Sh.Dhexe

Warsheekh  (Raxanreeb ) Masuuliyiin kala duwan ayaa ku baxay dhaxdhaxaadinta beelo walaala ah oo wada dega gobolka Shabeellaha dhexe kuwaas oo in mudda ahba dagaal  uu dhaxmarayay. Xubnaha ku baxay dagaal beeleedka waxaa ka mid ah Madaxwaynihii hore ee Dowladii KMG ahayd Shariif Sheekh Axmed , kana mid ah xildhibaanada  Golaha shacabka ee Barlamaanka  Soomaaliya....

MD Xasan Sheekh oo qaaday talaabo ku saabsan qaraxii Jaalle Siyaad
Post

MD Xasan Sheekh oo qaaday talaabo ku saabsan qaraxii Jaalle Siyaad

Muqdisho (Raxanreeb ) Madaxwaynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa kulan isugu yeeray  qaar ka mid ah saeaakiisha ciidanka Dowladda kuwaas oo uu kala – hadlay amniga dalka iyo qaraxii askarta badan ay ku dhinteen ee ka dhacay dhawaan Kuliyadda Jaalle Siyaad ee Muqdisho. MD Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la sheegay in saraakiisha amniga ee uu la...